Category: Abwaan Axmed Sheikh Jaamac

Ishii Quruxda ka Dheregtey.

Maansadii: Barni Gugu waa Ballaadhane,Meeshu waa ballida HawdBurco meel galbeed ka ah,Bancawl geeddi iyolaba Bogox looga sii kacoBidixna loo janjeedhsado.Barni weeye gabadhunaMa badnoo da’deeduna Tobankii u buuxsamayToddobadi ku biirtiyoBilo raacay…

error: Halkan kaga boggo