Kuman Asraarleey.
Hordhaca Gabayga: Kuman Asraarleey Gabaygan qiimaha badan oo loogu magac daray “Kuman Asraarleey”, waxaa tiriyay abwaanka weyn ee Saalax Xaashi Carab. Abwaanku wuxuu tixdan kaga sheekaynayaa taariikhdii iyo raadkii Sheekh…
Hordhaca Gabayga: Kuman Asraarleey Gabaygan qiimaha badan oo loogu magac daray “Kuman Asraarleey”, waxaa tiriyay abwaanka weyn ee Saalax Xaashi Carab. Abwaanku wuxuu tixdan kaga sheekaynayaa taariikhdii iyo raadkii Sheekh…
Aadan mahad af-dhurbo 1:- Dhulbahantuhu abwaan ma calfadaan caadadoodaba 2:- Cilmigaa ka buuxiyo murtida ka cokan laabtiisa 3:- Intay aayar cawda u goglaan kama cibraystaane 4:- Cashaduu dhintaa loo qiraa…
Hordhac Dad badan ayaa maanta dib u dhigta riyooyinkooda sababtoo ah waxay arkaan dad kale oo gaaray heerkii ugu sarreeyay ee aqoonta, ganacsiga, ama xirfadda. Waxay is weydiiyaan, “Sideen u…
Hordhac Nolosha bani’aadamku ma aha oo kaliya neefsasho iyo socod, balse waa socdaal ku dhisan himilo iyo hiraal. Tiirka ugu weyn ee socdaalkaas hagana waa Rajada. Rajadu ma aha kaliya…
Qof kasta oo berriga fadhiya wuxuu leeyahay riyooyin waaweyn, laakiin farqiga u dhexeeya riyooyinkaas iyo xaqiiqda waa maaraynta noloshaada. Noloshu ma aha wax si kedis ah u dhaca, balse waa…
Jeerarka ay is helaan dhalinyaro hibo u leh curinta Maansada qaybaheeda kala duwan waxaa dhici jirtay in ay ibo-fur iyo afnaq ku tixoon jireen.Inkastoo hadda ay yar yihiin goobo kulmiya…
Gabay: Dabkaad hurisay Ismaaciil mire oo Calidhuu ka duqaynayaa oo ku tilmaamaya inuu had iyo jeer gardarro waxii la gudboonaana uusan falin. Dinaca kalena Qamaan ayuu ku dhaliilayaa inuusan gabaygii…
Waxa la wariyey Abwaan Khaliif Xasan Walah O Kusugan Magaalada Nairobi in Nin Ay Abwaanka Isku hayb Yihiin Xaal Lagu yeeshay Sidaa Darteedna uu Dhahay Xaalki Waxan u Bixiyey Far…
Gabay kasta oo abwaanku unko waxaa ku xambaara dareen ama sabab gooni ah. Dareenkaa iyo Sababahaa oo badan waxaa ka mid ah qoonsi uu abwaanku qoonsado gabay mid kale tiriyey.…
Qoraalkan oo ah mid aan ku soo ban dhigi doono, tubtii sooyaalka ahayd ee qoritaanka afka Soomaaliga iyo halka uu ku suganyahay af-soomaaligu maanta iyo wiliba aayihiisa dambe, waxa aan…