Damaashaad.
Gabaygii: Damaashaad Aadan wuxuu gabaygan tiriyey markii Ciidan Dalka Soomaaliyeed ka tirsanaa taladii dalka la wareegeen Kuwaas dadku moodayey barkhad u dhalatay oo ka roonaan doona maamulkii ka horreeyey, ummaddana…
Gabaygii: Damaashaad Aadan wuxuu gabaygan tiriyey markii Ciidan Dalka Soomaaliyeed ka tirsanaa taladii dalka la wareegeen Kuwaas dadku moodayey barkhad u dhalatay oo ka roonaan doona maamulkii ka horreeyey, ummaddana…
Gabaygii: intii muuqataan diliye Rag door ah oo gabyaa ah ayey isu gabyi jireen Aadan-Carab. Rag kale ayuu ka yaabay iyana ku biiraan oo uga hiiliyaan kuway gabayga isku maagaan.…
Gabay: Girligaanka iyo Rayfal Gabayga Dhuldheer ee meeshan ku jira markuu Adan carab tiriyey ayaa Jaamac Dayuurad oo ahaa reer Biciidyahan ayaa gabay soo tiriyey isagoo ka hadlayaa dagaalkii Dhuldheer…
Gabay:Dhuludheer Gabaygan waxaa tiriyey Adan yusuf Ahmed “Adan carab” geelal ay damceen in biciidyahan qaado meesha la yidhaa Dhuludheer, 1959 markay taariikhdu ahay, geelaas oo lagu dagaalamay, Abwaanku isagoo ka…
Gabay: Goobjoog Gabaygan Abwaanku waxuu tiriyey dagaalkii ka dhacay Tuulda Haye ee Habarjecladu Degto, ilaa gowlalaale ilaa balidhaye,waa dagaalkii sida maqal mareegaha loo furay reerka Birta looga aslay Adan carab…
Loolan dirireed oo dhexmaray Cali Geri oo Dhulbahante ah iyo Biciidyahan oo Majeerteen ah oo asalkii hore ka kacay geelal la kala qaaday ayuu abwaanku gabaygan ka tiriyey abaaraha 1957/8dii.…
Ingiriis dalkiisii mudhxay oo, cunay magoolkiisaIsagoo masaafira haddaan, subax ka miidaansheyOo lagu mintiday waw dhamayn, minawarkaan fuullay Maskab kama dhaxline wiilal baa, helay macaankiiyeKun nin baa martabadii u hadhay, ama…