Saahid & Feetin.
Kani waa suugaan googoos ah oo ku saabsan Saahid Qamaan Cali, oo ahaa inan-la-yaal u ahaa Feetin Maxamuud Shirwac. Reerka Feetin ayaa la sheegay inay saluugsanaayeen gabadha lagu daray (oo…
Kani waa suugaan googoos ah oo ku saabsan Saahid Qamaan Cali, oo ahaa inan-la-yaal u ahaa Feetin Maxamuud Shirwac. Reerka Feetin ayaa la sheegay inay saluugsanaayeen gabadha lagu daray (oo…
Cali Faarax Dalal (oo loo yaqaanay Cali Baqalyo) oo ka soo jeeday Ogaadeen, ahaa abwaankii weynaa ee Saahid Qamaan uu isu oday-xigeenka ahaayeen, ayaa waxaa la sheegay in beri reerahoodii…
Gabaygii uu mariyay Dubbad Hiiraad iyo kii uu tiriyay Faarax Nadiif ee furay Silsiladdii Guba, waxaa xigay, oo geedkii ugaasku fadhiyey soo joogsaday Saahid Qamaan Cali, isagoo hor kacaya fardooleey…