Ma Ceeb noo Qalantaa?
“Qamaan Bulxan ayaa geeraarkan hoose mariyey isagoo guubaabinaya tolkii iyo dadkii la socday. Wuxuu ku dhiirigelinayay inay weerar qabac ka siiyaan (si lama filaan ah ugu qaadaan) kooxdii qabsatay xaaskiisa.…
“Qamaan Bulxan ayaa geeraarkan hoose mariyey isagoo guubaabinaya tolkii iyo dadkii la socday. Wuxuu ku dhiirigelinayay inay weerar qabac ka siiyaan (si lama filaan ah ugu qaadaan) kooxdii qabsatay xaaskiisa.…
Qamaan Bulxan ayaa in muddo ah aamusay oo hadal laga waayey, isagoo ka xun xaaladda xaaskiisa Barni oo lagu sheegay inay nin kale la socoto iyadoo aan isaga la fasaqin…
“Gabaygan uu tiriyey Qamaan Bulxan wuxuu ku saabsan yahay xilli ay Xabashidu ku xidhay magaalada Harar xilliggii loo yaqaanay Giri-Giri (waqtigii ay dagaalladu badnaayeen). Qamaan xabsiga isagoo ku jira ayuu…
Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii: Mr. Cumar Ismaaciil Digeed
“Gabayada uu Qamaan Bulxan ka tiriyey sheekadii jacaylka ahayd ee Barni Sheekh Cabdille waxaa ka mid ah gabaygan hoose. Sheekada oo ah mid dheer oo dad badan ay maqleen, waxaase…
“Qoyska Qamaan Bulxan oo ku noolaa deegaankooda, ayaa waxaa habeen magaalada soo galay rag safar ah oo u muuqday kuwo reerka ku hoyaan doona. Qamaan ayaa raggaas oo meel dheer…
Gabay:Guda Ammuurtayda Gabayagan waxaa tiriyey Qamaan, waxuuna u diray reer sheekh cabdille oo u sii dhiibay Aw cumar isagoo maqlay in Afadiisi Barni sheekh cabdille laga furayo oo nin kale…
Gabay: Xaajadaa Markii uu Qamaan Bulxan go’aanka ku gaadhay inuu duulaan afkiisa laga habaabay ku kiciyo nimankii afadiisii, Barni Sheekh Cabdille, dhacay uuna u hub uruursanayey in marka roobku da’o…
Gabay:Guda Tashi Gabayagan waxaa tiriyey Qamaan, waxuuna u diray reer sheekh cabdille oo u sii dhiibay Aw cumar isagoo maqlay in Afadiisi Barni sheekh cabdille laga furayo oo nin kale…
Gabay: Geddistaye Allaha u naxariistee gabaygan waxaa Tiriyey Qamaan Bulxan, markii maxamed Fiin gabayga tiriyey baa Qamaan ka cadhooday. oo gabaygiisii Ogaadeenka ku maagay isagoo Qamaan iska ilaaliyey inuuku leexdo…