Category: Abwaan Maxamuud kaadheeri

Mucaarad.

Gabaygii:Mucaarad Gabaygan waxuu tirshay xilli dowladii soomaliya mucaarad ku ahaa waxuu yidhi Abwaanku Aarkaba haddii wiilal dili laysu daba joojoMarka horre sidduu deyrka jabin ways dalliciyaayeDabadeed ninkuu dili naftay kala…

Dabuubtaada gabay.

Gabaygii:dabuubtaada gabay Xirsiyoow dabuubtaada gabay, deexsigiyo faankaDeelqaafka caydaad duntiyo, dacar higoodkaagaDacdaad qooshtay duulaan afxumo, soo dal marintaadaDadnimiyo aqoon diin leh iyo, daacadnimo aadmiUmad darajo kaa badan Xirsoow, cay ku dabandeebkaDabcigiina…

Adduunyada.

Gabaygii:Adduunyada Adduunyada ninkaan dhimanin, ee dhaaxa lagu daayoWaagii soo dhalaalaba wax buu, dhab u bilkaydaayeDhacdo ugub ah waakii arkiyo, dhabano hayskeed eAadamiga dhulkaan loo goglee, dhooban guradiisaDahab dhiifsan kii loo…

Xirsiyoow.

Gabaygii:Xirsiyoow Xirsiyoow badheedhahaad furtiyo, baydadkaad curisayBunaaxyaynta sheekada badalan, hadalkaad buunbuuninRun ka boodka boolxooftadiyo, been gayax sheeggaHaddaad boox lasoo tidhi adoon, baacin karin maansoAllay lehe badweyn baad gashiyo, baxar ku qaadaaye…

Kud bari.

Gabaygii: Kud bari Gabaygii Kud Bari ee uu tirshay Abwaanku kaadheeri waxuu yidhi:- Kasmo gabay abwaanada ka tirin, koonkan gudihiisaMarkii ay u wada kaalmadaan, kaatun xidhidiisaNin waliba karaankiisu togan, kiilka…

Murti.

Gabaygii: Murti Gabayg uu ugu jawaabay Xirsi Dheere oo majeerteen ah.Wuxuu yidhi: Murti labanlaboodigii naxwaha, luuqdi daba tiilayIndhawayd ma looyaamin gabay, laqantidiisiiyeLahashada qalbiga soo rogtee, kicisay laabtaydaLisaan godbeed iyo afxumo,…

error: Halkan kaga boggo