Category: Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi

Ceelkii Hargaysaad.

Gabayga: Ceelkii Hargaysaad Gabaygan waxaa Curiyay Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi oo iminka ku sugan Magaalada Nairobi hase ahaatee Dagan Wadanka Uganda taariikhdu markay ahayd 08/10/2006 kaGabaygan waxa uu Abwaanku uga…

Dacawo.

Gabaygii: Dacawo Maansadan dacwo waxa ay jawaab u ahayd haddal kasoo yeeray Raisal wasaaraha Dawladda ku meelgaarka ah ee Soomaliya Cali Maxamed Geeddi mar BBC-da laanteeda afka Soomaaliga lagu waraysanaayay…

Gurracan.

Maansadda: Gurracan Maansadan gurracan waxaa ayadana curiyay abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi. Maansadan waxa ay ka hadlaysaa dhaqan guurka ku dhacay ummadda soomaaliyeed meelkasta oo ay caalamka ka joogto. Maansadan waxa…

Gododle Naagood

Gabayga: Gododle Naagood Gabaygaan waxaa curiyay Maxamed Dhagaafe Cilmi. Waa gabay garnaqsi iyo talo iskugu jira, waxaana uu kula hadlayaa qof dumar ah. Gabaygaan waxa uu abwaanku ku muujinayaa sida…

Guubaabo.

Gabayga:Guubaabo Gabaygaan waxaa curiyay Abwaan maxamed dhagaafe cilmi, Waxa uuna gabaygan soo baxay 11,02,2006 da gabaygaan waxa Uu abwaanku uga hadlayaa gefkii loo gaystay Rasuulkeenii sharafta badnaa Nabad iyo naxariis…

Sonkor-qubatay.

Gabayga: Sonkor-qubatay Gabaygaan Sonkor-qubatay waxaa curiyay Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi. Abwaanku waxa uu ugu xogwaramayaa Siciid Barkhadle Xassan oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo dagan waddanka Kanada iminkase kusugan wadanka Uganda.…

Xamse Gaanni.

Gabayga: Xamse Gaanni Gabaygaan waxa uu Maxamed Dhagaafe Cilmi u diray kadib markii loo soo sheegay dhalashada wiilka uu abtiga u yahay ee Xamse Gaanni oo ku dhashay wadanka ZambiaGabaygaan…

Igraan Gaanni.

Maansadda: Igraan GaanniMaansadan waxaa uu Maxamed Dhagaafe u diray gabar yar oo uu abti u yahay oo ayadu ku dhalatay magaalada Lusaka ee dalka Zambia waxaa gabadhaas lagu magacaabaa Igraan…

Midnimo.

Gabayga: Midnimo Gabaygaan waxaa uu la magac baxay Midnimo waxaana curiyay Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi oo ku nool wadanka Uganda Waxaana Gabaygan soo baxay 21/8/2006. Gabaygan oo ah gabay Wadani…

error: Halkan kaga boggo