Category: Abwaan Khaliif Mustafe

Sir baan ku sheegi.

Haddaad soo jeedi lahaydSir baan ku sheegi lahaaNaftaada samri lahaadSi weyn baad u xiisen lahayd Hadaad ila sidi lahyadNaftana ila sabi lahyadSuntey dadku sheegayaanDartaa saw uma cabeen Sidaan ahayba aniguWaa…

Hindise.

Gabaygii: Hindise Haddii galinka maantii geed, hadh weyn aragto.Hindisuhuna uu kaaga go, haantan yara seexo.Oo qodax habaas iyo kud kude, lagugu hawsiiyo. Sow inaad habaartoo maryaha, ka hurguftaa maaha.Hogaankaan wacnayn…

Hanaan.

Gabaygii: Hanaan Geelaan hagaajinayay ee aan wada hore u qaadsiiyayEe aan hareeraha kamaray hawdna ka ilaashayEe aan hubsanayay ee tirada heel is kugu keenay Hurdo maan aqoon oo anigu waan…

error: Halkan kaga boggo