Maraq-rog.
Gabayga la magac baxay “Maraq-rog” waxaa tiriyay Abwaan Jaamac Roob waa hal-abuur aad iyo aad u qiimo sareeya. Sababta oo ah, Abwaanku wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa: Anigoo ah…
Gabayga la magac baxay “Maraq-rog” waxaa tiriyay Abwaan Jaamac Roob waa hal-abuur aad iyo aad u qiimo sareeya. Sababta oo ah, Abwaanku wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa: Anigoo ah…
Cumaroow adaa iga mudnaa-maamintii gabaye, Adigaan muftaaxiyo xidhaha-kugu majeertaaye, Hayeeshee midhkaad beer i tidhi-way isu mirayaaye, Macaankiisa khaafiyada oo-loo miyirin’naayo Milgihiisu waa xulashadoon-kaa mugdi ahaane Midnimada intii loo tirshaa-ugu mugwaynaane…
Gabaygii: Xadro Abwaanku tixdan wuxuu mariyay 08-09-2023 Cabdi xaashiyoow seedi waa, timo la xiiraaye?Tola waa xiniiyaa la yidhi, taniyo xaataayeWaxba xoog’sigaygii aniga, ha ii xayaaysiine Gacalnimo hadaad xeerinoo, ii xinjiro…
Gabaygii: Heeryo Diid. Abwaan Jaamaca Cabdiqani Aadan wuxuu gabaygan tiriyay 13-Feb-2023 Xiligaas oo ku beegnaa maraaxil adag iyo guulo isku dhafan amin ayka bilowdeen Gobaladda SSC. Nuxurka siyo sidka gabaygana…
Gabayga: Sulub Gur Waxaa tiriyay Abwaan Jaamac Cabdiqani Aadan “Jaamac Rain” Goortii xilaada Miilaadigu maraysay 03-Jan-2023kii. Dulucdana waxaad ka dhadhansan doontaa Meerisyada Tixda. Sengaa ururin hadal saari’waa same- garaadoowe,Nin doraato…