Category: Abwaan Digeed

Akhrisku waa Aayad gaar ah.

GOGOL DHAADHEER: Iftiinka Akhriska iyo Dheelmashada Maansada Waxaa jira runnooyin qoto dheer oo aan cod ku tegin, ee kaliya lagu helo ruux fadhiisatay, qalinka qabsatay, oo ku dhuuxday gogosha aqoonta.…

Hiboda Ku Qarsoon Naftaada.

Maansadan, “Hibada ku Qarsoon Naftaada”, waa mid dhiirigelinaysa qof kasta, iyadoo ku wargelinaysa in qof walba uu leeyahay hibo u gaar ah. Hibadaas waa mid muhiim u ah nolosha qofka…

Afka Hooyo.

Bilawga iyo Qiimaha Afka Waxaan ku bilaabayaa Magaca Eebbe ee naxariistiisa guud u simay mid rumeeyay iyo mid aan raacinba. Naxariistiisa gaarka ahna u kali yeelay rumeeyihiisa iyo raacihiisa suuban.…

Baant-maan.

Qeexidda Maansada Magaca Maansadu waa Baante-maan, oo haddii aan sii micneeyo waxay noqonaysaa ‘Kii Maanka-quudinayay’, sida ka muuqata dulucda magaca Maansada. Magacani wuxuu tilmaamayaa qof koriya, kobciya, ama dhisa Maanka…

Abwaan Mudan.

Aminta dhalashada curinta Maansadani waxay ahayd sanad xusuus gooni ah iigu leh, kuna daabacan baalka dahabka ah ee Suugaantayda. Waa hilaada tirsiga miilaadigu markii uu marayay 2014-kii. Sidaan hore usoo…

Dhamays Dumar.

“Dhamays Dumar” waa maanso xusuus gaar ah ii leh, bilawgii curinteeda, dulucdeeda, iyo falcelintii ay dhalisayba waxay lahaayeen saamayn weyn. Hummaagii Maansada Maansadu waxay si gaar ah uga hadlaysaa hummaag…

Cadrad

Cadradyahay adaan kaa calmaday, curub dhamaanteede. Caways iyo adaan kaaga go’ay, bilisba caynkeede. Cizo iyo waxaan kuu hayaa, caashaq aan gudhine. Adaan kuu culaa maanka iyo, Laabtan kuu cugane. Qalbigaad…

Ima matalo.

Gabayga: Ima matalo Ninna ima metelo maantoo kale, maadix baan ahaye.Muusaha murwayntiyo xigmaha, maamintiyo dooca.Sida roob mahiigaan ah iyo, mowjadiyo weedhadhadh.Kasmadaan ka moos-moosayaa, maalin iyo layle. Afkaan maray magliga aan…

Dib u eega.

Gabaygii: Dib u eega Curashadda gabaygan waxaa igu kalifay barnaamijyada horumarka Aadana ah adigoo daawanayaAyaa waxaan arkay barnaamij saamayn ku yeeshay dareenkayga ruuxiyeed kaa soo ahaaIn dalka China uu sameeyay/samaystay…

Riyo aan rumoobayn.

Gabayga: Riyo aan rumoobayn Riyo aan rumoobayn maxaa, rag isku howl-howlay.Rajo aan la gaadhayn maxaa, raadin lagu goobay. Runta marinadeedii maxaa, beenta laga raacay.Rayigii wanaag sida maxaa, loo rujiyay tiirka.…

error: Halkan kaga boggo