Category: Abwaan dhoodaan

Shaamareer.

· Shilka dhacay shaqaaqada dhulkiyo, shaarubkiyo boobka · Waabeeyo shiilka u bartiyo, shuushka hadhi waayey · Ragbaa shaash libaax leh iska dhiga, waana shurunshuure · Shaxshaxdu waa bilaash iyo, tab…

Toosoo Kacaay.

Gabayga qaybaa dhiman intaas ayaan helnay. Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Uneexo.

Gabayga “Uneexo” wuxuu soo baxay bishii Nofeembar ee sannadkii 1962-kii, isagoo (Dhoodaan) jooga Hargeysa. Wuxuu gabaygan tiriyey ka dib markii Xisbigii Nasrullaahi ee gobolka Soomaali Galbeed ka halgamayey ay afgambiday…

Waa la mulkiyay.

bwaanku wuxuu gabaygan tiriyey bishii Juun ee sannadkii 1960-kii. Wuxuuna ka tiriyey madashii calan-saarka ee gobollada Waqooyiga Soomaaliyeed. Qabanqaabiyayaashii shirka, oo ay ku jireen siyaasiyiin, iyo salaadiin (oo wada jiray),…

Xaajadii.

Gabayga “Xaajadii Macallinku” wuxuu Dhoodaan tiriyey dabayaaqadii sannadkii 1976-kii. Wuxuu ka hor mariyey guuto hubaysan oo ka mid ahayd Jabhadda Xoraynta Soomaali Galbeed. Guutadaasi waxay tababar kusoo dhammaysteen xeradii ciidamada…

Xaawo iyo Aadam.

Ilaahay markuu dunidan godey, ees giraangiriyey 2. Isagoo quruumana gadiyey oo, gab kaga siiyey 3. Sow Aadan oon gacal lahayn, gegi masoo taagin 4. Sow Xaawo feedha godan, ugama soo…

error: Halkan kaga boggo