Jeeraaro.
Sannadii 1973kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan gabaygan la baxay Jeeraaro tiriyey. Wuxuu joogay magaalada Muqdisho. Ma dhanna gabaygu, na soo gaadhsii haddii aad inta maqan hayso. Wuxuu ku billaabay: Kaydintii: Akadimiyadda…

Aadmiga hawaa lagu larbee, waxa u laacaaya × Kolba libinta qaar Eebahay, waa u liilgaline × Qofna lurkiyo ciilkaa bartoo, luun afkaw mariye × Ragse laqan fariiduu noqdaa, amase waa…
Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed
Intuu horay musheekh naga daldalay ama masuul fiican 2. Ismaqiiqyo jeerkii hadaan dhuunta mudi waynay 3. Kolba intuu muftiga weerariyo macalimiintiiba 4. Oo masaajidkii naga dunshiyo mawlacoo idilba 5. Kolkii…
Abwaanku wuxuu gabaygan tiriyey sannadkii 1980-kii. Sababtiisu waxay ahayd: Raadiyihii Harrar ka bixi jiray ayaa sannadkaas lagu daray qayb cusub oo Af-Soomaali ku baxda, taasoo hoos timaadday maamulkii gobolkii la…
Abwaankii buxuur ihi markuu, gabayga baandheeyo · Bidili weeye bayduu ka tagay, ood bedeletaaye · Rag horaa bisleeyeye intuu, gun iyo baar sheegay · Markhaatiga bakhayl yaanan noqon, uga ba’aayaaye…
Qalqaaliyo qandiga faaruqee, Xamar ku qawlaysan Qaldaankii qabyada soo unkiyo, qaatil socodsiiyey Siyaasadu qisaas lagu mutiyo, qool markay galiso Xaqay naga qudh-qudhiyeen baan kaga qufaynaaye Dhirtase geed quwaaxii qalalan, qodob…