Category: Abwaan dhoodaan

Dalxiis.

1. Dalkayaga dabeecooyinkii, Eebe ugu deeqay 2. Dulwareejis guud baan tilmaan, kugu dawaafsiine 3. Ila daawo gabaygaygan waan, kugu dalxiis gayne 4. Hanfi dab iyo duufaano maleh, ama diraac dheere…

Garnaqsi.

· Cabdi Gorad garaadkii markuu gabayga saaraayey · Gablan talo adduunneey wuxuu ugu guraabaasay · Macnahuu ka gooraamayaan Biixiyoow galaye · Kol hadday garkaa iyo garkaa geesna qaban weydo ·…

Ha midowdo.

Gabaygan wuxuu Abwaanku tiriyey gadaashii shirarkii Midowga Afrika (OAU) ee lagu qabtay Xamar sannadkii 1974-kii, kuwaasoo uu Dhoodaan gabayo dhawr ah ka tiriyey. Markii la gunaaday shirkaas iyadoo aysan Soomaaliya…

Ha u kiicin.

Intaas ayaan Gabaygaa ka helnay. Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Halgaad.

Markii ay Ciidamadii Soomaaliya kasoo baxeen gobolkii Soomaali Galbeed (ama Ogaadeenya) ee ay si orod ah uga qabsadeen, waxay si aan qorshe iyo aabbayn lahayn meelo badan kaga carareen askar…

Higlo.

Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Isweydii.

Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan wuxuu gabaygan la magac baxay “Isweydiin” tiriyey dabayaaqadii sannadkii 1973-kii. Gabayga waxaa ku jira ugu yaraan 62 su’aalood oo uu Abwaanku weydiinayo ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu doonayaa inay…

error: Halkan kaga boggo