Ramadaan.
Gabaygii: Ramadaan Raadraaca maansada ma tiring, Mana risaalayneMa raacdaynin maansooyinkan, Raacigood ahayeRaadkeeda wa taan ka hadhay, kumana raad jooginRafaadna iguma ay ahee, Raalibaan ahayeAan rakibo maantoo kalay, Raasamaal tahayeAfartaa rogaal…