Hawo been ah.
Gabaygii: Hawo been ah Hawada been ah Nuur Faaraxow hadaf OgaaddeeneDoqontaan xigaalkeed hagayn waa hawirantaayeHabi laawe maantana ka bayr hilinkii toosnaayeWaa kaas hillaacii u baxay hoday Majeerteene Harti waa lunshaa…

Gabaygii:Amaanta gabadhuu Jeclaa Warisay haween lama sinnide heer saraad tahayeHablaha dunida joogee nafluhu u hindisoonaayoEe guurka loo haybsan baad ugu horraysaaye Harar iyo Hawaash iyo galbeed tan iyo HaadaamoHaaraha Wajeer…