Category: Abwaan Bootaan

Maamuus.

Gabayga: Maamuus **Malkadeeda kama soo horaan, maarka loo dhigaye**Murtisame sidiisaa tixaha, uma madeeyaane**Manka sida Cadceed kama gurtaan, meeriskii adage**Shuriye midhkiisiiyo sidii, Boobe may mudine **Marwo luul sideediyo ciyuuni uma madiixaane**Maanmaal…

Maad ka hoyatid.

**Howraar ma guurta ah ayaan huuno kuu qoraye**Hadalkaygu halkuu darraanaa wuu ku hoos maraye**Waxaan idhi hidiyo dhaqanka waa lagu hagoogtaaye **Waxaan idhi habluhu yaanay iman hoolka nimanaade**Waxaan idhi hankaa diidayiyo…

Dhagahaan Furaystaa.

Gabaygii: Dhagahaan Furaystaa. **Dhaxantiyo kulaylaha jiriyo, dhidib diiraaceedka**Dhumuc wayne jiilaal haddii, laysku dherersiiyo**Oo dhaanka dalandooltamoo ay dhanqaran joogto**Oo maalku wada dhuutiyoo dhimasho uu joogo**Dhoobadiyo waxaa lagaa dhegaa dhanaqda ciideede **Dhaqankooda…

Mudan Darwiish baa leh.

Magan Eebbe laga tuugo iyo magac Illaah baa leh **Masallaha salliga loo dhigtiyo duco la maansheeyo**Maxamadoo la sheegiyo (SCW) xusbiga maalinta isniinta**Rasuulkoo madiix loo akhriyiyo maasil Nebi baa leh **Meehanowga…

Shakaal Yeelo.

Gabaygii: Shakaal Yeelo Sharafta iyo karaamada haddaad, Shaadh ka dhigan weydoShahaada markhaatiga ma galo. Shayga kii xumiyeShuhuba qofkii lagu bartaa, Laga shareereeyeSharacallee xurmadu waa midan, Shuush galihayne Sharaceedu wixii ay…

Wedkaa Galiye.

Gabay: Wedkaa Galiye Gabaygani curtay waxaana tiriyey Abwaan Muxamed Cabdulcasiis Bootaan. **Waqay iyo waqay baan yartaay, kaa war sugayaaye **Rajo wacan ayaan kaa lahaa, taniyo waagiiye **Jacaylkaan i wiiqee haddeer,…

error: Halkan kaga boggo