Digtoonaada.
Gabayga: Digtoonaada. Waxaa tiriyay Abwaan aadan mahad af-dhurbo. 2:-ragga dameercad joogoow i maqal dooc ma aad ogide 3:-in kastuu dawiil iga fog yahay doonte waa heliye 4:-waxaan goob diwaanka ugu…
Gabayga: Digtoonaada. Waxaa tiriyay Abwaan aadan mahad af-dhurbo. 2:-ragga dameercad joogoow i maqal dooc ma aad ogide 3:-in kastuu dawiil iga fog yahay doonte waa heliye 4:-waxaan goob diwaanka ugu…
Gabay waano ah oo aadan mahad afdhurbo u tiriyay wiilkiisii xasan aadan mahad Xilli ku beegan burburkii dawladda 1986dii wuxuu yidhi:- 1:-Xasanow xornimo waa intaad xoolo leedahaye 2:-Xigaal nimana waa…
Gabaygii aalaafi ee Aadan Mahad Af-dhurbo 1983dii dagaalkii haye ka tiriyay. 1:-Gabay waan aqaan-aye waxaa iga ishaateeyay2:-Oo aan afkayga u guntaday oodda ugu jiiday3:-Argagixisadaa iigu wacan aamuskaa badane4:-Maantana ishiisaan arkaye…
Gabaygii garnaqsi ama muddac ee Aadan Mahad Af-dhurbo docmo ka tiriyay1997diisababta iyo dhacdada riig la keenay Magaalada Docmo ayaa labo tol shaqaaqo ka dhex hurin gaadhay wuxuu yiri 1:-Gabaygaan muftaaxa…