Mar uun baad Qaxoontiga ka bixi.
Hordhaca uu abwaanku gabaygan u sameeyey wuxuu ahaa sidan: Gabaygan waxaan tiriyey 1979kii. Anagoo dad gaadha ah ilaa 150 oo ka shaqeeya Xisbigii Urara Bulshada ayaa waxaa nala geeyey Qoryooley…
Cabdi Galayax iyo Gabayaddiisii.
Waxaynu qoraalo badan ku soo sheegnay in uu Cabdi Galayax labo arrimood sida badan ka gabyi jirey, waxayna ahaayeen colaad iyo nabad. Haddaba waxaynu maansooyinkii badnaa oo uu gabyaagaasi maskaxdiisa…
Nin la maagay.
Caligeri (Dhulbahante) ayaa geel ka dhacay ragna ka laayey Reer Hagar (Dhulbahante.) Dagaalkii iyo ku didrirkii geela ayaa nin la odhan jiray Gaani Cali Ducaale oo Reer Hagar ah ay…
Meerisyada dhaxaloobay (halqabsi) ee gabayda Cali Dhuux.
Doqonkii ogaadeen ahaa doolo laga qaadye. Alaahu akbar eedaanku waa kaa afkiyo beene Ashahaaday gaalkuba waase ehelu naarkiiye Uubo weysa waan kugu arkaa Agab salaadeede. Weyshaan u xiray reer Subeer…
Qardoofihii gacan ka-hadalka isu rogay ee dhexmaray Magan-dowr iyo Cali-dhuux.
Suugaanta Soomaalida dhexdeeda caanka ku ah waxaa ka mid ah Silsiladda Rayad, dadka qaarkiina Guba si khaldan ugu yeedho. Silsiladdaa waxaa billaabay Cali-dhuux Aadan Goroyo waxaana ka qaybqaatay rag tiradoodu…
Qaaf ku dhigo looxa.
Qudhmis iyo Qaroorweyne iyo, ilaha QaansooleQawdhaha kabaxay Tuur-Wareen, Qararo baasheedaQaadhaha Madheedhkii lahaa, quruxda Reenweyne Qoda Dhagaxley qooriga Haye iyo, tuban QalaalkeedaQotankii Yamayskiyo kobtaan, qadow ku beeraynayNimankii qusuusiga ahaa, Qoran madaajaane…
Gabaygii Cilmi Carab Cabdi ku darsaday Silsiladdii Rayad.
Hooyaale gabay waayadeer haabka kuma hayne In dhoweydba waataan ka hadhay himiladiisiiye Ma hawalinnin maansooyinkii igu habboonaaye Hoorri waliba goortuu tirshaan daayay hadalkiise Hayeeshee xaluun baan hurdada haatuf ii yimiye…
Hashii Markab.
Markabey dalkii waxa banaan inaadan dooneyneDugsi-kululo Doombiraley iyo degalkii Reer-weyneDarroorrimada laantii lahayd layku dacareeyeDiqda qaayib awrtana la daaq deeq Allaad sugiye Docmiyo Toomihii duri ahaa lagu dugaagowyeDooxii Xidh-weyniyo kufraa degay…
Guuguule.
1) Guuguulayahoow haddaad gu’ga u ooyeysid2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku3) Ama aad gabooyaha ku madhan gama’ la diidayso4) Giddigood addoomaha waxaa gaadhey nabar weyne5) Abaar gaag ma…
Gelin Dhexe
Waa gabay uu abwaanku isku difaacay mar ay haweenay u qabsatay wax Alla wixii godob ahaa ee ay Daraawiish ka tirsanaysay. Waxay ku eedaysay inuu col galaa-bixiyey oo uu qoyskeeda…