Qaaf ku dhigo looxa.

Qudhmis iyo Qaroorweyne iyo, ilaha QaansooleQawdhaha kabaxay Tuur-Wareen, Qararo baasheedaQaadhaha Madheedhkii lahaa, quruxda Reenweyne Qoda Dhagaxley qooriga Haye iyo, tuban QalaalkeedaQotankii Yamayskiyo kobtaan, qadow ku beeraynayNimankii qusuusiga ahaa, Qoran madaajaane…

Hashii Markab.

Markabey dalkii waxa banaan inaadan dooneyneDugsi-kululo Doombiraley iyo degalkii Reer-weyneDarroorrimada laantii lahayd layku dacareeyeDiqda qaayib awrtana la daaq deeq Allaad sugiye Docmiyo Toomihii duri ahaa lagu dugaagowyeDooxii Xidh-weyniyo kufraa degay…

Guuguule.

1) Guuguulayahoow haddaad gu’ga u ooyeysid2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku3) Ama aad gabooyaha ku madhan gama’ la diidayso4) Giddigood addoomaha waxaa gaadhey nabar weyne5) Abaar gaag ma…

Gelin Dhexe

Waa gabay uu abwaanku isku difaacay mar ay haweenay u qabsatay wax Alla wixii godob ahaa ee ay Daraawiish ka tirsanaysay. Waxay ku eedaysay inuu col galaa-bixiyey oo uu qoyskeeda…

Annagoo Taleex naal.

Annagoo Taleex naal, jahaad taladi soo qaadnayToddobaatan boqol oo Darwiish, togatay neef doorkaSayidkeennu tii uu na yidhi, torog ku heensaynnay Wareegada waxay uga tawalin, yaan wax kaa tegineSibraar caana geel…

error: Halkan kaga boggo