Garanayaan.
Garanayaan Sheegay Xasan Shiil oo “Gabay-aweyti” caan ku ahaa wuxuu ka mid ahaa ragii hore oo gabayheer sare gaadhsiisan lagu bartay.Ismaaciil Mire ayaa waagii dambe wuxuu maqlay in Ingiriis iyo…
Hayin.
Gabaygii:Hayinka ii rara Gabaygan Darwiish Ismaaciil Mire waxuu mariyey intuu dumida colka ku jiray wuxuuna ku tusaaleeyey sida uu u geel la’ayahay, sida rag haleelo uga buuxo iyo sida uu…
Hadii geed.
Gabaygii: Hadii geed la jaro duulaan ay qaadeen oo ay Haweysan,socod mooyaane.Dhibaatooyin badan ayaa la soo gudboonaadey:daal gaajoon iyo dandarro guud. Waxay socdaa iyo socdaanba ayaantii dambe ayaa Nuur Ciise…
Nabadi waa door.
Gabaygii: Nabadi waa door 1920 markii Daraawiish halgankeedi hakadka galay ee Diyaaradaha lagu garaacay ayaa Ismaaciil mire xabsiga la dhigay kolkii usoo baxay oo uu degmadii Ciid yimid si fiican…
Kaadsada.
Nin La odhan jirey Maxamed faarax . laguna naanayso <<Jaawali>>Ismaaciil Mirena Ilmaadeer ahayeen ayaa beri damcay inuu u safro oo Burco geeyo Xool iyo badeeco kale, kuna soo badasho lacag…
Ha Furfurin Dermada.
Sheekooyinka wadaniga ee ah lama-dhaafaanka ah.waxaa rag daraawiish iweriyeen in Sayid Maxamed ciidan uu Ismaaciil Hogaaminayoku yidhi in aysan degmada ku leexleexan si aysan uga baaqan hawsha loo santay goor…
Jahaadkii wada dheer.
Dhalinyaro sodomeeyo ah oo Daraawiish ah ayaa duullaan aan loo fasixin ugu baxay degmooyin Burco agaheeda degganaa oo Ingiriiska meel kala soo jeeday Miirana u ahaa. Bancawl meesha la yidhaa…
Ciil kaama baxo.
Gabay:Ciil kaama baxo Gabaygan Darwiish Ismaaciil mire u tirshay wiil wiilashiisa ka mid ahaa oo meeshii laga rabay xaga reerka ka soo bixi wayey markuu guursaday,reerkii iyo xoolahii dayacay isagoo…
Dani igama hayso.
Gabay:Dani igama haysoDagaalkii aduunkee labadaa,1945- markii dhacay buu ka hadlayaa iyo dhi btii soo gadhey dad iyo duunyaba.“Dani igama hayso” Ismaciil Mire waxuu yidhi:- Digta dhici dayuuradaha lali diifaddiyo qiiqaDildillaanka…
Gacal.
Gabay: Gacal Ingiriiska iyo Miirada la socotey baa Col weyn ku kicisay Caligeri. Geel badan laga qaaday markaas baa Nin reer hagar ah oo La odhan jirey Gaani Cali Ducaale…