Dixdaqaayib
Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…
Gabayadii Cali Dhuux Aadan uu kaga qeyb qaatay Silsiladii Guba.
I Gabaygii 1aad: Cartaneey Camuud layska qaad ceelkii Reer MaganeHadday curadii nool yihiin waad cabbi lahaydeNimankii ku caawini jiraan cidi ka noolayneCabdullahi iyo Yuusufbaa ciidda hoos marayeBadal baa cashiiro u…
Gabaygii Saaka Lala Yaab Faysal Aadan Bariir,
Gabaygan Waxaa Tiriyey Abwaan Bariir, Tixdani Waxay Ildo furatay Oo Ay Curatay Hilaadu Markay Ahayd 10/03/2014. Xiligaasna Waxa Abwaanka Ka Keenay Tixdan Dareen Kasoo Si Xoogan Utaabtay Bulshada Soomaaliyeed Wuxuuna…
Abwaan Maaweel iyo Walah oo isu Jawaabaya
Abawaan maaweel wuxuu yidhiMarkii aan helay tixda Ina Xasan Walah, anigu ninka ma aqoon sidaa darteed waxaan xuuraamay inaan dabeecadihiisa wax ka ogaado, waxaana ii soo baxday inuu Kenya joogi…
Digasho
Loolan dirireed oo dhexmaray Cali Geri oo Dhulbahante ah iyo Biciidyahan oo Majeerteen ah oo asalkii hore ka kacay geelal la kala qaaday ayuu abwaanku gabaygan ka tiriyey abaaraha 1957/8dii.…
Gabaygii Gaadhi Kari Waa.
Waxa la wariyey Abwaan Khaliif Xasan Walah O Kusugan Magaalada Nairobi in Nin Ay Abwaanka Isku hayb Yihiin Xaal Lagu yeeshay Sidaa Darteedna uu Dhahay Xaalki Waxan u Bixiyey Far…
Gabaygii Minister.
Ingiriis dalkiisii mudhxay oo, cunay magoolkiisaIsagoo masaafira haddaan, subax ka miidaansheyOo lagu mintiday waw dhamayn, minawarkaan fuullay Maskab kama dhaxline wiilal baa, helay macaankiiyeKun nin baa martabadii u hadhay, ama…
Diqdaqaayib
Gabaygan waxaa tiriyey Ismaaciil Mire, xilligii laga guulaystey ciidanka daraawiishta, wuxuuna la hadalayaa hal uu lahaa oo la oran jirey Markab. Ismaaciil Mire isaga oo ku halqabsanaya hashaas ayuu tilmaamayaa…
Abwaan maaweel oo Suugaantisii ka Waramaya
Abwaanka magaciisa la yidhaahdo Maxamed Aadan oo ku magac dheer Maaweel, wuxuu sanadkii 1942 ku dhashay magaalada Ceerigaabo, wuxuune ku soo barbaaray magaalada Cadan ee dalka Yaman, wuxuu ka soo…
Daraawiish iyo Soomaalidii Gaalada u Shaqayn jirtey ee ka soo horjeedday keebaa gardarnaa?
Ingiriiska iyo Soomaalidii uu ku adeegan jirey ee uu dagaalka Daraawiish u soo kaxaysatay waxay in badan ku eedeeyeen inuu wadaadku dhiigyacab ahaa oo aan sokeeye iyo shisheeye u kala…