Allahu Akbar.

Gabayga, Allahu Akbar. Cali Dhuux Aadan oo ahaa nin gabyaa caan ah, jihaadkii iyo halgankii gobonimo doonka ahaa ee Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdille Xasan Hogaaminayey, kagana soo horjeeday Ingiriiska, Cali…

Daacad.

Gabayga, Daacad Sida ragga taariikhda u leh, warkoodana lagu kalsoon yahay laga wariyey, Cali Aadan oo loo yaqaan (Cali Dhuux)wuxuu ka mid ahaa raggii Daraawiishta dagaal kala soo horjeestay,colaad weynna…

Shuunkii.

Cali-Dhuux v Sayid Mohamed Col Daraawiish ah oo Caamir Shiikh Cabdille ka madax ahaa iyo dad kale oo Daraawiish xiriir lala lahaa ayaa ku duulay degmo daraawiish ka fakatay oo…

Gasabley.

Gabaygii:Gasabley Xumaan iyo samaan, guuldarro iyo guul wax alla wixii qofka aadanaha la soo gudboonaada isaga ayaa gasbaday, wax walibana sabab bay ku dhacaan ee wax iskood isaga dhacaa ma…

Kala maqan.

Gabaygii: Kala maqan Aw khaliif Kibirhaye wuxuu ahaa nin wadaad ah uu nolashiisu miyiga ku xidhan tahay. Wuxuu guursaday gabadh Maka la odhan jirey oo iyadu dhanka reer magaalnimada isaga…

Todobaan.

Gabaygii:Todobaan bax´naaninayaa Tixdan wuxuu gabyaagu mariyey mar uu intii muddo ah jirranaa oo ay duumohaysey Kolkuu yarehe soo roonaaday ayuu – mindhaa – afadiisii Dhiimo ka gartay inay isdamacsiinayso. Wuxuu…

Milikhmilikh.

Gabaygii: Milikhmilikh Ayaanba wax baasoo baaxa oo dadku ku daataa waxaa beri soo baxay maro lagu magacaabi jirey Maamiyad oo ahayd garbasaar jilicsan. Waxay dadku guud ahaan. siiba haweenku jecel…

Barxadii.

Gabaygii: Barxadii Astaadkii jirey Shimbabiris waxa Daraawiishta uga dhisnaa qalcad xoog leh oo si fiicaanna u hubaysnayd had iyo goorna ciidan farao badani joogi jirey. Ismaaciil oo ciidan mar la…

Xinduugan.

Gabaygii: Shillinkii Xinduugan Meel Xinduugan la yiraahdo oo haatan ceel laga cabbo ah Gaalkacyana raacsan oo geelal loogu sheegay ayay soo beegsadeen. Degmooyinkii halkaas degganaa kolkii ay ka war heleen…

Waa Gaadhi.

Gabaygii: Waa Gaadhi baatroolka go´ayRaasamaalka miyigu sidaynu wada og nahay waa geela oo uu nin kastaaba ku tallamo inuu xeradiisa ka buuxiyo. In kastoo Soomaalida miyiga deeqsinnimo siyaado Iagu yaqaan,…

error: Halkan kaga boggo