Ya’dii gabay.

Gabayga: Ya’dii gabay ❄Indhoweyd ya’dii gabay ka tegey, yiha-shadeediiye❄Ma yohoomin tixahaan, yaafadayn jiraye❄Yeelahaan u xidhay Cabdoow, yoolka maansada e❄Ka yabaalay goortay midhaha, yaahiyeen badiye❄Yaacadaan ka joogsay markaan, yaab u soo…

Odeygeeda Noqo.

Gabayga: Odeygeeda Noqo **Sida ayro geeloo ningaha, laga ulaynaayo**Oo eeri dhabanoo saqliyo, orodku dheeraatay**Oo ololka reentoo gooha iyo, awda laga yaabay **Andacooyey gabaygu beryahan, waana la ogaaye**Arad iyo in badan…

Amar Qaado.

Gabayga: Amar Qaado **Arin oday lahaan jirey hadii, inamo loo daayo**Ambaday lahayd iyo ka tage, idibil keediiye**Ambaqaadka geediga ku fure, meel ayaan darane **Aduunyaba nimaan dhaqan, abid intuu joogey**Adhi iyo…

Baawar kala roon,

Gabayga: Baawar kala roon ★Bulbulow libaaxiyo dawaco, Baawar kala roone ★Jeneraal birgaydhiyo askari, Baawar kala roone ★Barasafooriyo ardaygu, Baawar kala roone ★Geesi beer adagiyo fulaygu, Baawar kala roone ★Badaw iyo…

Muran Miyuu Ka Joogaa.

Maansadii: Muran Miyuu Ka Joogaa **Maalmo geela jalaqlaha,**Soo maray masaafada,**Maanta ceelka uu tago,**Mijirte biyaha dhaco,**Olol inuu madiixaa,**Muran miyuu ka joogaa? **Faraska maydal-xamar dhuub,**Nadi hadduu u muuqdaa,**Orod inuu mushaaxa,**Muran miyuu ka…

Xamar.

Gabayga: Xamar **Waa xamar iyo baroor fardaha, xubinta koobaade**Caynab xoodan baa jiriyo ashkir ay indhuhu, xiiso ka helaane**Xijigooda wiilkii yaqaan waw, xil baxayaaye **Xakamuu ka dhawraa yuu, xaraan arage**Kuma uu…

Axan Gabay.

Gabayga: Axan Gabay **Ogol diidan maansada waxaan ku ag wareegaaba**Afka waxaan ka dhawroo dibnaha kala ajoodaaba**Aayar waxaan ka gaabsado oo diido orahdeeda **Ibiheeda wixii aan gudhshoo beryaba daayo alamkeeda**Sida igadh…

Maamuus.

Gabayga: Maamuus **Malkadeeda kama soo horaan, maarka loo dhigaye**Murtisame sidiisaa tixaha, uma madeeyaane**Manka sida Cadceed kama gurtaan, meeriskii adage**Shuriye midhkiisiiyo sidii, Boobe may mudine **Marwo luul sideediyo ciyuuni uma madiixaane**Maanmaal…

Silsiladii Amarqaado.

Tixo Gole ka Fuula: Amarqaado Amar Qaado waxay ahayd tix uu Abwaan Ismaaciil Cali Jaamac(Boobe) ku halgaadiyey Abwaan Shuriye dhamaadkii bishii labiyo tobnaad gu’gii 2014 ee aynu soo dhaafnay. Tixdani…

Amarkaaga qaatay.

Gabayga: Amarkaaga qaatay. **Asaraarki maansada markaan, ooda jebinaayey**Ololaha murtida baan lahaa, yaan la aayirin**Allayl dhaxe anoo leddey markuu, uunku kala seexday **Gabay baa andaco iigu yimi, ooda gurigayga**Askhatiyo waraaq buu…

error: Halkan kaga boggo