Suuro Gooni.
Gabayga:Suuro Gooni Gabaygan Runtii nimanka taariikhda wariya noo may sheegin sababta uu abwaanku u mariyey. Laakin waxaa ad uga muuqata murti, haddal miisan leh iyo cilmi aad u qoto dheer…
Haldhaa Kacay.
Gabayga: Haldhaa Kacay Allaha unaxariistee Gabaygan waxaa tiriyey Maxamed cumar dage. Isagoo ku dhiirigalinya in loo aaro Xaaji Cumar, waxaana jiray Abwaanku in uu gabay kan ka horeeya uu mariyey…
Baroor/Afar Midable Silsilad Gaaban.
Jeerarka ay is helaan dhalinyaro hibo u leh curinta Maansada qaybaheeda kala duwan waxaa dhici jirtay in ay ibo-fur iyo afnaq ku tixoon jireen.Inkastoo hadda ay yar yihiin goobo kulmiya…
Ima matalo.
Gabayga: Ima matalo Ninna ima metelo maantoo kale, maadix baan ahaye.Muusaha murwayntiyo xigmaha, maamintiyo dooca.Sida roob mahiigaan ah iyo, mowjadiyo weedhadhadh.Kasmadaan ka moos-moosayaa, maalin iyo layle. Afkaan maray magliga aan…
Magacyada Gabdhaha Soomaalida.
Hordhac Magacyada loo bixiyo hablahayaga waxay muujiyaan hiddahayaga, deegaan iyo asal ahaan halkaannu ka soo jeedno, kobta juqraafi ahaan dunida kaga noolnahay, ama waxay cabbir muuqda ka bixiyaan muuqaalka inamaha,…
Hooyo.
Maansada: Hooyo Hadh baad hooyo ii tahooHabaaskaad iga huftaaHilinka kii toosan baadNaftayda ku hanuunisaa. Hagaajaay hooyo bilanAdaa haqabtira ahooAdaa ii huray wanaagAdaa igu habay kalgacal. Horyaalka raggee I dhalayHaddaadan adigu…
Daris.
Maansada: Daris Ideeqdaye ii dadaalDocdadana iga adkeeLaabtada kuduug cishqigaDibnaha ha,ufurina ruuxDareenkaa aayar qari Dushaada urido xilkaaDagani ii muuji badanDumarka iga wada hormariDar alle iga dhawr xumaan Dartay dhaaf oo wax…
Walaal.
Maansada: Walaal. Walaal aan ciirsadooNaftaydu ku ciil baxdooCidkale kaga maarmayaw Culayska isoo wajahaWalaal iga caabiyooSi dhaba ii caawiyoow Cududda ii hagar baxdeeCalol aan wada galniyoCadkan wada dhalanayaw Cishada ay hawlo…
Dhib Jacayl.
Maansada: Dhib jacay. Dhamays maahoo duniduWax uunbaa dhantaalanooWaxaad dhawr isleedahyAdigoon ka dhugan bayMar-mar kaa dhamaadan Dhalanteed sidee duuHadba.dhinac kamuuqdaRuuxad dheefso leedahyMarbuu kaa dhuyaalaaaKugu dhago adkaadaa Dharaaraha AddunyadaNinba dhabo usooqaadAna Dhaw…
Xaysimo.
Gabayga: Xaysimo **Xaragooy be eey rag baa gooyey xadhigeede**Xiisihii ka dile haween xulasha doodiiye**Meelo lagu xaraasay beryahan ugu xafiirteene**Xarumaha sucuudiga ee hablaha xaaqin lagu eego**Oo yaa ximaareey carabi ugu xaraabayso**Iyo…