Quduro.

Gabaygan wuxuu abwaanku tiriyey 1982dii isagoo jooga Soomaliya waxuuna kula garramayaa lana hadlayaa Soomaalidii xorta ahayd ee tii gumaysigu haystay ka seexatay. Wuxuu yidhi: Aadmiga ninkii aan qudh bixin, amaan…

Shugri.

Gabaygan jacaylka ah abwaanku wuxuu u tiriyey xaaskiisa. Sidduu sheegay Cabdullaahi, doobnimo ayuu ku weynaaday ka dibna guursaday gabadha uu gabaygan u mariyey. Sababtiisuna waxay ahayd kalgacayl muujin iyo masayrtir.…

Galaal xoor.

Awal hore inaan gabay tirshiyo, godob ma doonayne Gadaafa iyo cay ma rabin, gaadha aadmiga e Soomaali gabigeed ma rabin, waxaan u gaystaaye Gurgurshaa hayinahaan ahaa, laguna guuraaye Gudoomiye uruurshaan…

Ha is-raacdo.

Allifaadi maansooyinkaan, soo abaabulayeMaqaasiino awdnaan jiraan, furay albaabkiiyeAfku way xadaayaa markii, uurku buuxsama eWaxaan la amakaagaan arkee, ma iftitaaxeene! Eegana iraadada Allaan, ku unki doonaayeInsha Allaahu waaniyo talaan, ku anbaqaadsiineIdam…

Qaylyahow.

Gabaygii 9aad ee Silsiladdii Rayad (Gabaygii 1aad ee Maxamuud-Bidhiidh) Maxamuud Axmed Cali ayaa si rasmi ah u soo galay Silsiladdii Rayad. Bidhiidh wuxuu halkan jawaab adag kaga bixinayaa Cali-dhuux, isagoo…

Mushaawaro.

Bidhiidh wuxuu Sayid Maxamed u faray: Badda mootan meydkii Fircoon, baa la moosiyeye Sir mitaniyo meeqaanba ways, kala masoobaane Kolkii ay majaro leexatee xaajo, marin dhaafto Murti qodob ku miisaamanbaa,…

Haddaan Dhimano.

Gabaygan Abwaanku wuxuu tiriyey laba dayrood ka dib deyrta caanka ah ee loo yaqaanno Xays Ballaayo. Wuxuu gabaygan kula dagaalamayey gumaystihii dalka yimid ee cagaha ku jiidanayey qabaa’il Soomaaliyeed oo…

Hayska Qamardaado.

Gabay kale waa kii Cabdi Gorod ku lahaa isagoo niman magacyadood la yaaban: Markii kale ee ay is hujuumeen ninkii colaadu u dhaxaysay ee uu ablaydiisii galka kala baxay dabadeed…

error: Halkan kaga boggo