Gabaygii: Heeryo Diid
Gabaygii: Heeryo Diid. Abwaan Jaamaca Cabdiqani Aadan wuxuu gabaygan tiriyay 13-Feb-2023 Xiligaas oo ku beegnaa maraaxil adag iyo guulo isku dhafan amin ayka bilowdeen Gobaladda SSC. Nuxurka siyo sidka gabaygana…
Sulub Gur.
Gabayga: Sulub Gur Waxaa tiriyay Abwaan Jaamac Cabdiqani Aadan “Jaamac Rain” Goortii xilaada Miilaadigu maraysay 03-Jan-2023kii. Dulucdana waxaad ka dhadhansan doontaa Meerisyada Tixda. Sengaa ururin hadal saari’waa same- garaadoowe,Nin doraato…
Tiraab-gaaban & Tix aan farro yarayn ‘Maanta & Maansaddii: Dhamays Dumar’
Dhamays Dumar waa Maanso runtii igu leh xusuus gooniya, kalkii aan curiyay, dulucdeeda iyo falcelinteedaba waxay lahaayeen saamayn. Maansaddu waxay ka hadlaysaa humaag qeexaya gabadh Soomaaliyeed oo ku labisan hiddaheenii…
Tiraab-gaaban & Tix aan farro yarayn ‘Maanta & Maansaddii: Baantemaan’
Magaca maansaddu waa Baante-maan oo hadii aan sii manqaxo noqonaysa kii maanka-quudinayay sida ka muuqata dulucda magaca maansadda, Magaca maansaddu wuxuu tilmaamayaa qof koriya, kobciya ama dhisa, Maanka “Maskaxda” qofkaas…
Lix iyo toban hal.
Gabaygii: Lix iyo toban hal Nimanyahow danboow lam hadlo daa’imaan ahayeMa da’wayni waayelna waa la idani hayaaye Casho nool wax noo dalac bay ila duljogaan’eHadaa maanso ii dooxiseen inaan idiin…
Dacwad Gaban ah.
Gabaygaan waxaa tirshay Faarax Xuseen Sharmaake ilaah naxaristii jano haka warabshee Waxuu abwaanku tirshay gabaygaan mar uu Safar ku tagay magaalada Siyeloow ee dalka Knya Sanadku markuu ahaa 1952 Waxuu…
Shilka Dhacay.
Gabaygaan waxaa tiriyay Axmed Maxamed Shirwac Dhuurcas.april 1997kii waxaa layiraa gabayga magciisa shilkii reer kismaanyo; Shuqul gabay baroow wanigii sheekadiis dhigayeWanigii shakalka iyo ku xiray shabaq aan sideen.Shib waataan kairi…
Baal baal.
BAAL-BAAL 1848 kii Ayaa waxaa Beesha Majeerteen dhaceen Fardo Sunaariya oo tiradoodu ahayd 1200 neef oo ay lahaayeen sadex da bahood “Bah majeerteen, Bah Idoor, iyo Bah Ogayslabe” ee Warsangeli.…
Shuruudaha Guurka: Fahamka Xeerarka, Dhaqanka, iyo Aragtida Diimeed.
Guurku waa mid ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan ee nolosha bini’aadamka. Waa heshiis sharci iyo diinba leh oo ka dhexeeya laba qof oo go’aansaday in ay nolol wadaagaan. Si…
Jaceylka Beenta Ah.
Wakhtigan:- Jaceylka beenta ah waa mawduuc aad u xiiso badan oo xiiseynaya dadka inta badan ku nool bulshada casriga ah. Waxaa jira dad badan oo ku jira xiriirro aan dhab…