Halgaad.

Markii ay Ciidamadii Soomaaliya kasoo baxeen gobolkii Soomaali Galbeed (ama Ogaadeenya) ee ay si orod ah uga qabsadeen, waxay si aan qorshe iyo aabbayn lahayn meelo badan kaga carareen askar…

Higlo.

Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Isweydii.

Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan wuxuu gabaygan la magac baxay “Isweydiin” tiriyey dabayaaqadii sannadkii 1973-kii. Gabayga waxaa ku jira ugu yaraan 62 su’aalood oo uu Abwaanku weydiinayo ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu doonayaa inay…

Jeeraaro.

Sannadii 1973kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan gabaygan la baxay Jeeraaro tiriyey. Wuxuu joogay magaalada Muqdisho. Ma dhanna gabaygu, na soo gaadhsii haddii aad inta maqan hayso. Wuxuu ku billaabay: Kaydintii: Akadimiyadda…

Likaaco.

Aadmiga hawaa lagu larbee, waxa u laacaaya × Kolba libinta qaar Eebahay, waa u liilgaline × Qofna lurkiyo ciilkaa bartoo, luun afkaw mariye × Ragse laqan fariiduu noqdaa, amase waa…

Mujaahid.

Intuu horay musheekh naga daldalay ama masuul fiican 2. Ismaqiiqyo jeerkii hadaan dhuunta mudi waynay 3. Kolba intuu muftiga weerariyo macalimiintiiba 4. Oo masaajidkii naga dunshiyo mawlacoo idilba 5. Kolkii…

Ogeysiis.

Abwaanku wuxuu gabaygan tiriyey sannadkii 1980-kii. Sababtiisu waxay ahayd: Raadiyihii Harrar ka bixi jiray ayaa sannadkaas lagu daray qayb cusub oo Af-Soomaali ku baxda, taasoo hoos timaadday maamulkii gobolkii la…

error: Halkan kaga boggo