Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Af-Gudhiye (Tixda Qafilan).

Gabayada nooca Hal-xidhaalaha ah ee caanka noqday kuna faafay bulshada Soomaaliyeed, waxaa ugu horreeya tixdii aadka u qafilnayd ee uu mariyey geeraarshihii weynaa, Faarax Caytame. Faarax wuxuu tixdan xikmadda badan,…

Horwayn.

Wax dhaaxaan dukaan buuxiyoo beeg u jiifsadaye Waayana horweyn baala dheer bookh ku foofsadaye Waayana badoow yaan ahaa beel u yeedhahe Waayana quraankaan bartoo buuni ku ahaaye Waayana askari baan…

Qayb-Libaax

Waa qayb cusub oo ka mid ah dersigii taxanaha ahaa ee summaddiisu ahayd: ‘Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.’ Waxaan maanta soo qaadanaynaa gabaygii “Qayb Libaax” ee uu…

Xuseen Dhiqle.

Duullaankii Beerdhiga (1902) iyo Jabkii Swayne Dagaalkii Fardhidin ee dhexmaray Daraawiish iyo Ingiriis sannadkii 1901 ka dib, waxaa dhacay duullaankii lagu hoobtay ee loo yaqaannay Beerdhiga (1902). Beerdhiga wuxuu Daraawiishta,…

error: Halkan kaga boggo