Qeexidda Cilmi-baadhista.
Cilmi-baadhisdu waa hannaan habaysan oo loo raaco helitaanka xog cusub, xallinta dhibato jirta, ama hubinta aqoon hore u jirtay. Ma aha oo kaliya akhris ama xog ururin caadi ah, balse…
Cilmi-baadhisdu waa hannaan habaysan oo loo raaco helitaanka xog cusub, xallinta dhibato jirta, ama hubinta aqoon hore u jirtay. Ma aha oo kaliya akhris ama xog ururin caadi ah, balse…
Hordhaca Gabayga: Kuman Asraarleey Gabaygan qiimaha badan oo loogu magac daray “Kuman Asraarleey”, waxaa tiriyay abwaanka weyn ee Saalax Xaashi Carab. Abwaanku wuxuu tixdan kaga sheekaynayaa taariikhdii iyo raadkii Sheekh…
Haddii aad raadinayso sirta guusha, waa inaadan eegin dibadda. Awoodda dhabta ah iyo isha dhiirigelinta waxay ku qarsoon tahay gudahaaga. Qofka aan sugayn in qof kale uu shido ama dhiirigeliyo…
Eraybixin waxaa ula jeedaa marka fikir, tab ama walax af ama dad aan Soomaali ahayni ay sidaan la isku dayo in loo helo af Soomaali. Eraybixin waxay noqon kartaa eray…
Gabayga: Digtoonaada. Waxaa tiriyay Abwaan aadan mahad af-dhurbo. 2:-ragga dameercad joogoow i maqal dooc ma aad ogide 3:-in kastuu dawiil iga fog yahay doonte waa heliye 4:-waxaan goob diwaanka ugu…
Gabay waano ah oo aadan mahad afdhurbo u tiriyay wiilkiisii xasan aadan mahad Xilli ku beegan burburkii dawladda 1986dii wuxuu yidhi:- 1:-Xasanow xornimo waa intaad xoolo leedahaye 2:-Xigaal nimana waa…
Aadan mahad af-dhurbo 1:- Dhulbahantuhu abwaan ma calfadaan caadadoodaba 2:- Cilmigaa ka buuxiyo murtida ka cokan laabtiisa 3:- Intay aayar cawda u goglaan kama cibraystaane 4:- Cashaduu dhintaa loo qiraa…
Gabaygii aalaafi ee Aadan Mahad Af-dhurbo 1983dii dagaalkii haye ka tiriyay. 1:-Gabay waan aqaan-aye waxaa iga ishaateeyay2:-Oo aan afkayga u guntaday oodda ugu jiiday3:-Argagixisadaa iigu wacan aamuskaa badane4:-Maantana ishiisaan arkaye…
Gabaygii garnaqsi ama muddac ee Aadan Mahad Af-dhurbo docmo ka tiriyay1997diisababta iyo dhacdada riig la keenay Magaalada Docmo ayaa labo tol shaqaaqo ka dhex hurin gaadhay wuxuu yiri 1:-Gabaygaan muftaaxa…
Gabaygan waxaa tiriyey Maxamed saleebaan shabbac dhalac (afwaranle) Dagaalkii darawda 1954-1955tii 1:- Gu’gan iyo gugii sahan haddaan fiintu gii’layninMaxamed saleebaan shabbac dhalac (afwarranle) Dagaalkii darawda 1954-1955tii 1:- Gu’gan iyo gugii…