Author:

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Masuul.

Gabayga: Masuul Siyaasadan is maydhee u dhig, maadda iyo cayda.Ee masiirkii lagu dooriyee, galinba meel joogta.Ee cayda laga maagi jiray, loo mushahar-qaato.Ruuxii masuul noqnayaa, uu maryaha tuuro.Oon la rabinin ruux…

Mahad-naq Eebe.

Maansadii: Mahad-naq Eebe Ib furay, ku il furay IlaahiEebaha naxariista guud lehEebaha naxariista gaar lehEebaha naxariista guudU simay gaal iyo islaambaEebaha naxariista gaarnaIntii amarkiisa raacdaAbaal marrin uggu hibeeya Awood adigaa…

Dakano.

Gabayga: Dakano Caynaboow tixdaad soo dirtee, daabacayeed keentay.Suugaan Alla Daayinkii, darajo kuu siiye.Hadase kaa dabayl raac inaad, marisay daadayse.Hadaan deyay dubuubtaadu waa, doonashiyo maage.Duca-qabe halkaan doonayiyo, dowgii maad marine.Imana deeqdo…

Saadaal.

Gabayga: Saadaal Suugaanta nimankii yaqiin, saalax iyo raage.Salaan uguma luuqeeyiyo, saajicii Caliye.Sula iyo wax-dheer buu ka tagay, saranjigeediiye.Kol haday subeehiin yaryari, siidhi ku cayaarto.Oo ay ka sacabaynayaan, soohdimaa carabta.Sodon Cumar…

Nabad.

Gabayga: Nabad Nabadu waa naruurada Ilaah, anagu nimceeye.Waa nolosha lagu dhaato iyo, naalo iyo guule.Waa naas irmaan iyo samaan lagu nagaadaaye.Naxariis macaan weeye iyo, nuurka Eebahaye.Umadii nasiibka u heshaa, way…

Abtiris Abwaan

Gabayga: Abtiris Abwaan Naf aduunka joogtaa wakhtigay, iilka tagi doonto.Anfacay helaysiyo wixii, lagu arsaaqaayo.Iyo aaga lagu aasayey, ku injahoonayso.Ilmaha uurka hooyada ku jira, wuxuu ahaan doono.Inan inay dhalaysiyo inay, wiil…

WAA MAXAY NABADDU?.

Waa su’aal da’awayn una baahan jawaab hufan,oo qofkasta oo caqli leh marka la waydiiyo,uu aragti kaga jawaabayo. Aragtiyadaa faraha badan hal meel ayay isugu wada biyo shubanayaan. Haddaba akhriste hadaan…

Guurka iyo Gabyaayadii Soomaalida.

Gabayo ku saabsan guurka, iyagoo isagu jira qaar ka hadlaya dhiilrigalintiisa, qaar dardaaran u ah dhalin guurdoon ah iyo waliba qaarkale oo ka hadlaaya xaalada ka danbaysa aqalgalka, waxaynu soo…

Hilib Ugaadh.

Maansada: Hilib Ugaadh Hurroow hurinta maansada.Hal abuurka gabaygiyoHindisaha dhamaantii.Hobolada hadeerkacayAdigaa horseed u ah.Horyaal caan ah baad tahay.Ana halabsan maayeeWaan kuu hibeeyooHawsawjar baadtahay. Hayeeshee hal celiskiyoHalkaan maalintaa raboHagac baan kasiiyaa.Hadal wada…

error: Halkan kaga boggo