Idabaaldaggay.
Gabay Reer Diini/Idabaaldaggay Gabaygan Ayax Dhawre waxuu marshay markii uu ka soo guuray Mudug oo Caabudwaaq iyo caro mareexaan u guuray. markaas baa rag u yimaadeen reer Bookh ah oo…
Gabay Reer Diini/Idabaaldaggay Gabaygan Ayax Dhawre waxuu marshay markii uu ka soo guuray Mudug oo Caabudwaaq iyo caro mareexaan u guuray. markaas baa rag u yimaadeen reer Bookh ah oo…
Gabaygan Ayax maxamed dhawre waxuu marshay mar wiil u dhalay sac lug ka jabshay dabadeedna qolyo cumar maxamuud reer Khalaf mag u qabsadeen Sacii,reerku qasheen maadaama sacu aanu socon karin,…
Gabagii: Askartii Tagoogyaha Xumayd Guuleed Jucufo gabaygan waxuu marshay mar nin Iidoor ah oo Askartii Ingiriiska ka mid ah afarey tirshay u lee yahayWaa taako leel maansaduu tiriyey guuleedeToban qaadka…
Gabaygan waxuu marshay Abwaan Guuleed jucufo mid iidoor ah Askartii Ingiriiska ka mid ahaa lana odhan jiray cabdi Dhakhtar ayaa yidhi waan ku gabyi Isagoo la hadlaya Guuleed jucufo Kolkii…
Gabaygii: Hawo been ah Hawada been ah Nuur Faaraxow hadaf OgaaddeeneDoqontaan xigaalkeed hagayn waa hawirantaayeHabi laawe maantana ka bayr hilinkii toosnaayeWaa kaas hillaacii u baxay hoday Majeerteene Harti waa lunshaa…
Gabaygii:Amaanta gabadhuu Jeclaa Warisay haween lama sinnide heer saraad tahayeHablaha dunida joogee nafluhu u hindisoonaayoEe guurka loo haybsan baad ugu horraysaaye Harar iyo Hawaash iyo galbeed tan iyo HaadaamoHaaraha Wajeer…
Gabaygii: Jaamac Dayuurad Abwaan Jaamac dayuurad baa markii Abaartii dhacday dabo-Dheer 1975 baa xaaskiisi ku eedaysay dhibaatada reerka soo gaadhay oo haarantay , markaas isna waa garaysan waayey waxa marwadiisu…
Muhiimadda:- Waxbarashadu waxay ina siinaysaa aqoonta aduunka ee nagu wareegsan oo aynu ku bedelno wax si ka fiican. Waxay nagu horumarineysaa aragtida ah inaad eegto nolosha. Waxay naga caawineysaa in…
Taariikh Kooban oo ku saabsan Sayid Maxamed Cabdille Xasan, (AUN), iyo halgankii hubaysnaa ee uu kaga soo horjeeday gumaystayaasha Ingiriiska, Xabashida, iyo Talyaaniga. Nimanyahow dabuub gabay baryahan, uma dadaalayneWax idaaray…
aa uruurintii iyo qoristii taariikhdii iyo suugaantii Sayid Maxamed Cabdille Xasan iyo Daraawiishtiisi. Dadkii uu la kulmay waxaa ka mid ahaa Cali Dhuux, Cabdi Gahaydh, Cadnaan Qamaan Bulxan, iyo boqollaal…