Walhad.
Maansada Raage Ugaas Warfaa ma ahan oo kaliya mid ka hadasha jacaylka, murugada, iyo dagaalka, balse sidoo kale waxay si gaar ah u weynaysaa muhiimadda xoolaha qaaliga ah ee reer…
Maansada Raage Ugaas Warfaa ma ahan oo kaliya mid ka hadasha jacaylka, murugada, iyo dagaalka, balse sidoo kale waxay si gaar ah u weynaysaa muhiimadda xoolaha qaaliga ah ee reer…
Gabaygan murugada iyo xikmadda isugu jira waxaa la isugu keenay ilo kala duwan oo suugaanta laga ururiyo, oo ay ka mid yihiin cajalad uu duubay Yuusuf Colaad, iyo xog uu…
Kaydintt: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed
Gabaygan soo socda wuxuu ka mid yahay tixaha ka dhashay is-jiid-jiidkii iyo xafiiltankii suugaaneed ee ka dhex jiray Abwaan Raage Ugaas Warfaa iyo Xirsi Boqon, kaas oo hore loogu xusay…
Inta badan gabayada Abwaan Raage Ugaas Warfaa waxay ka tarjumayaan dhacdooyinka dhabta ah ee nolosha, gaar ahaan kuwa ku saabsan jacaylka iyo qoomamaynta. Waxaa xusid mudan tixdan uu mariyay xilli…
Maansada hodanka ah ee uu abwaan Raage Ugaas Warfaa ummadda uga tegay, waxaa ka dhex muuqda gabayo aan qoraal badan laga hayn, balse xambaarsan xikmad iyo dhaxalgal weyn. Waxaa ka…
Hordhac Dib Loo Habbeeyay: Gabayada qiimaha iyo qiiro-gelinta leh ee uu tix-raaca u yahay abwaankii weynaa, Raage Ugaas Warfaa, ayaa ka mid ah kuwa ugu cajaa’ibta badan suugaanta Soomaaliyeed. Waxaa…
Qof kasta oo berriga fadhiya wuxuu leeyahay riyooyin waaweyn, laakiin farqiga u dhexeeya riyooyinkaas iyo xaqiiqda waa maaraynta noloshaada. Noloshu ma aha wax si kedis ah u dhaca, balse waa…
Haddaad soo jeedi lahaydSir baan ku sheegi lahaaNaftaada samri lahaadSi weyn baad u xiisen lahayd Hadaad ila sidi lahyadNaftana ila sabi lahyadSuntey dadku sheegayaanDartaa saw uma cabeen Sidaan ahayba aniguWaa…
Waa dhacdo xiiso leh oo muujinaysa xiriirka iyo is-dhexgalka Abwaan Qamaan Bulxan uu la lahaa beelaha deriska ah, gaar ahaan Isaaq. Gabaygan wuxuu u muuqdaa inuu yahay mid cudur-daar iyo…