Gabaygii:Β Hawadii Shamsada Gaadhay
Β 

Gabaygan Cali dhuux waxuu marshay xilligii Ciidankii (Warmo cas) uu kolba reero ku gabo gabayn jiray waxna diyaaradii gaaladu laysay qaybna xoogagii daraawiishtu ku dhamaadeen waxuu yidhi:-

Goortaan arlada haawatiyo dayo hareertayda
Ma ka haayirtaa baan idhaa hiirta waaberiye
Huqdiisaan u dhiman reer tolkay hibashadiisiiye

Hawadii shamsada dhaafsanayd hoos u soo dhigaye
Ma hadleen anoo kale hadduu hoos u fiisado e
Magac bayga hadhi waayey iyo haybta guudnimo e

Fadlan Gabaygan hadaad hayso inta dhiman nala wadaag

Noogu soo hagaaji cinwaanadan

Facebook: Murti Academy
Email: [email protected]
Phone Number: +252634074575 +252906324144

Murtiyosuugaan

Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

By

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Halkan kaga boggo