Nagala soo xidhiidh
Akadeemiyadda Murti (MA) waxay mar walba diyaar u tahay iskaashi, talo bixin, iyo wadaagista aqoonta dhaqanka. Waxaan ku faraxsanahay inaan kaa dhageysanno wax kasta oo ku saabsan hiddaha iyo suugaanta Soomaaliyeed.
Macluumaadka Xiriirka Degdegga Ah
| Sidaad Nagula Soo Xiriiri Karto | Faahfaahin |
| Emailka Rasmiga Ah | [email protected] (Wixii su’aalo ama iskaashi rasmi ah) |
| Teleefoonka 1 | +252 63 407 4575 |
| Teleefoonka 2 | +252 90 632 4144 |
| Baraha Bulshada | Facebook: Murti Academy (La soco qoraalada iyo barnaamijyada) |
Office Location
Las’anod Somalia.