Riwaayadaha tirada badan ee uu alifay abwaanka caan ka ah ee Maxamuud Cabdullahi Ciise (Singub) intii uu ku noolaa dalka Soomaaliya iyo intii uu dibadaha joogayba waxaa ka mid ah:

1.)     Xaajo Ugub I

2.)     Xaajo Ugub II

3.)     Abiil Ma le’

4.)     Qabyo I

5.)     Qabyo II

6.)     Sagaalley

7.)     Geedigaa ka Lumay

8.)     Waa Maadays Adduunyadu Dadkuna way Matalayaan

9.)     Qabrigii Jacaylka

10.)   Xuudbaa Liqay Jacaylkii

11.)   Xuskii Jacaylka

12.)   Afrikaay Huruddooy

13.)   Xorriyo Nin Gayaa ha Guursado

14.)   Yaxaas Dhagaduub

15.)   Isuma Qaddo

16.)   La Mood Noqonse Wayday

17.)   Afrikaay Boogahaaga Dhayo

18.)   Ummad Wada Qorqodo ah baan Wax u Qeybi Leeyahay

19.)   Geel Xero ka Didis

20.)   Ninka Xiiqay ha Joogee Anaggaa Xusul Duubi

21.)   Naga Guur

22.)   Biifbaaf

23.)   Saajin Afarre

24.)   Inta ay Colaad Tahay bal u Kaadi Caashiqa

25.)   Ninba Tacabkii Taloy kaa Maal (Gari Makaa Baxdaa)

26.)   Ha isku Toosin Balaayo Cidday Taaban Allaa Oge

27.)   Halkay Qoontu Taal Takhtarkii Qali Waa.


Kaydintii: Akademiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti

Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

By

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Halkan kaga boggo