Maansada: Dhib jacay.

Dhamays maahoo dunidu
Wax uunbaa dhantaalanoo
Waxaad dhawr isleedahy
Adigoon ka dhugan bay
Mar-mar kaa dhamaadan

Dhalanteed sidee duu
Hadba.dhinac kamuuqda
Ruuxad dheefso leedahy
Marbuu kaa dhuyaalaaa
Kugu dhago adkaadaa

Dharaaraha Addunyada
Ninba dhabo usooqaad
Ana Dhaw ristaaaadii
Igu dhalay kal gacaloo
Udhun kaalmay awgaa

Dhibta ruuxa kula neceb
Mar-marbaad dhayaal iyo
Dhagar qabiyo shaydaan
Ka dhigtaa waxad dhugan

Ruuxii dhab kuu jecel
Dhibta laguma dhaafee
Waa layara dhagaystaa
Dhaawucuu kolkaa qabo
Kii dhayilahaa noqo

Dhuuxiyo jidhkaygiyo
Lafahaad ku dhigantoo
Dhulka kuuma quudhoo
Sidii ubad aan dhalaybaan
Dhabta kuugu haynlaaa

Dheemankii naftaydaw
Dheeftii cuntada iyo
Dhuunigii ka,go,ayoo
Dhawaqii codkaagaan
Wali sii dhagaystaaa

Jacaylbaa idhan rogay
Dhabanada ihoorshee
Dhaqtarkaan dadayayow
Dhirbaaxada igu dhacdaad
Idigu dhayal moodaysaa

Layma dhigin sariiroo
Dhulyaal jiifa.man noqon
Waxan ahay dhiban socod
Dhawr sanno dugaagiyo
Waheshaanaaya dhuugii

Adna daar dhaxdeedaad
Hadba dhinac ujeeddaa
Waa dhacdooyinkaygee
Dhaxama dhacaayaan
Hadba dhalan waleeyaa

Ma,anaan dhalaal iyo
Aanqabin dhar qurrux badan
Mise dhabankan igu yaal
Baan dheeh lahaynoo
Aadka dhaaranaysaaaa

Bal dhaliisha aan qabo
Waxyar iiga dhaadhici
Dhaqaaq adigon samayn
Ayaan kuligood dhamaw
Marqura wada dhaafayaa

Haddii dheeman iyo luul
Aan ku dhaafsan karilaa
Waxaan dhaqasho leenahy
Intaan soo dhameeyaaan
Gacantaada dhigi laa

Naftaan dhiiri galiyaa
Ku dhuraa waran jirin
Dhibta laguma waariyo
Maaha dhaxal awoowahy

Allaw yaa dhamaysaw
Intuu caano kula dhamo
Dadka kaa dhawaystoo
Intuu caano kula dhamo
Kaa dugsada dhibaatada

Allaw yaa dhankaagiyo
Dhaxdin kuu ahaadoo
Dhasha kuu xanbaaroo
Jidhkaaga intuu hanbalo
Dhexdiisa ayaama dagama

Allaw yaa dharaar qudha
Aqal kula dhiteeyooo
Dhidibada utaagooo
Dhalashada xurmeeyoo
Dhankastaaba kaa xiga

Isku soo dhawan shahay
Dhaqashadu ku wacantee
OKalahari dheerideenaaa
Tiiraaanyo dhaliseee
Yaa marqura kusoo dhufta.

Dhamays maahoo dunidu
Wax uunbaa dhantaalanoo
Waxaad dhawr isleedahy
Adigoon ka dhugan bay
Mar-mar kaa dhamaadan

Dhalanteed sidee duu
Hadba.dhinac kamuuqda
Ruuxad dheefso leedahy
Marbuu kaa dhuyaalaaa
Kugu dhago adkaadaa

Dharaaraha Addunyada
Ninba dhabo usooqaad
Ana Dhaw ristaaaadii
Igu dhalay kal gacaloo
Udhun kaalmay awgaa

Dhibta ruuxa kula neceb
Mar-marbaad dhayaal iyo
Dhagar qabiyo shaydaan
Dhidir caale kuu yimi
Ka dhigtaa waxad dhugan

Ruuxii dhab kuu jecel
Dhibta laguma dhaafee
Waa layara dhagaystaa
Dhaawucuu kolkaa qabo
Kii dhayilahaa noqo

Dhuuxiyo jidhkaygiyo
Lafahaad ku dhigantoo
Dhulka kuuma quudhoo
Sidii ubad aan dhalaybaan
Dhabta kuugu haynlaaa

Dheemankii naftaydaw
Dheeftii cuntada iyo
Dhuunigii ka,go,ayoo
Dhawaqii codkaagaan
Wali sii dhagaystaaa

Jacaylbaa idhan rogay
Dhabanada ihoorshee
Dhaqtarkaan dadayayow
Dhirbaaxada igu dhacdaad
Idigu dhayal moodaysaa

Layma dhigin sariiroo
Dhulyaal jiifa.man noqon
Waxan ahay dhiban socod
Dhawr sanno dugaagiyo
Waheshaanaaya dhuugii

Adna daar dhaxdeedaad
Hadba dhinac ujeeddaa
Waa dhacdooyinkaygee
Dhaxama dhacaayaan
Hadba dhalan waleeyaa

Ma,anaan dhalaal iyo
Aanqabin dhar qurrux badan
Mise dhabankan igu yaal
Baan dheeh lahaynoo
Aadka dhaaranaysaaaa

Bal dhaliisha aan qabo
Waxyar iiga dhaadhici
Dhaqaaq adigon samayn
Ayaan kuligood dhamaw
Marqura wada dhaafayaa

Haddii dheeman iyo luul
Aan ku dhaafsan karilaa
Waxaan dhaqasho leenahy
Intaan soo dhameeyaaan
Gacantaada dhigi laa

Naftaan dhiiri galiyaa
Ku dhuraaaaaaaaa
Waraaaaaaaaan jirin
Dhibta laguma waariyo
Maaha dhaxal awoowahy

Allaw yaa dhamaysaw
Intuu caano kula dhamo
Dadka kaa dhawaystoo
Intuu caano kula dhamo
Kaa dugsada dhibaatada

Allaw yaa dhankaagiyo
Dhaxdin kuu ahaadoo
Dhasha kuu xanbaaroo
Jidhkaaga intuu hanbalo
Dhexdiisa ayaama dagama

Allaw yaa dharaar qudha
Aqal kula dhiteeyooo
Dhidibada utaagooo
Dhalashada xurmeeyoo
Dhankastaaba kaa xiga

Isku soo dhawan shahay
Dhaqashadu ku wacantee
Kalahari dheerideenaaa
Tiiraaanyo dhaliseee
Yaa marqura kusoo dhufta

Abwaano Faiza Mohamud Daahir

Kaydintii: Murtiyosuugaan

Ururintii: Mr: Ismaaciil Digeed

By

"Abwaan Digeed waa Curiye Suugaaneed oo shaqadiisa ku saleeyay waayo-aragnimo qoto dheer oo uu u leeyahay Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Waa Haystaha Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master's Degree), taasoo u sahashay inuu suugaanta u dhex galo cilmi iyo falanqayn sare. Gabayadiisa waxaa lagu yaqaannaa xigmad, falsafad, iyo qaab-dhismeed aan caadi ahayn, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah abwaanada ugu tayada sarreeya ee isku daray dhaqan iyo aqoon casri ah."

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Halkan kaga boggo