Month:

Uneexo.

Gabayga “Uneexo” wuxuu soo baxay bishii Nofeembar ee sannadkii 1962-kii, isagoo (Dhoodaan) jooga Hargeysa. Wuxuu gabaygan tiriyey ka dib markii Xisbigii Nasrullaahi ee gobolka Soomaali Galbeed ka halgamayey ay afgambiday…

Waa la mulkiyay.

bwaanku wuxuu gabaygan tiriyey bishii Juun ee sannadkii 1960-kii. Wuxuuna ka tiriyey madashii calan-saarka ee gobollada Waqooyiga Soomaaliyeed. Qabanqaabiyayaashii shirka, oo ay ku jireen siyaasiyiin, iyo salaadiin (oo wada jiray),…

Xaajadii.

Gabayga “Xaajadii Macallinku” wuxuu Dhoodaan tiriyey dabayaaqadii sannadkii 1976-kii. Wuxuu ka hor mariyey guuto hubaysan oo ka mid ahayd Jabhadda Xoraynta Soomaali Galbeed. Guutadaasi waxay tababar kusoo dhammaysteen xeradii ciidamada…

Xaawo iyo Aadam.

Ilaahay markuu dunidan godey, ees giraangiriyey 2. Isagoo quruumana gadiyey oo, gab kaga siiyey 3. Sow Aadan oon gacal lahayn, gegi masoo taagin 4. Sow Xaawo feedha godan, ugama soo…

Xulub Socod.

Gabayga “Xulub Socod” wuxuu Macallin Dhoodaan unkumay (abuuray/tiriyay) sannadkii 1975-kii, isagoo markaa jooga magaalada Hargeysa. Waa gabay dhaxal-gal ah oo uu Soomaali—haddii hadal wax daaweeyo—dhinac walba wax kaga tusay. Sidii…

Yaa dirsaday.

· Aniguna mudada doorka een ciidho diriraynay · Ogaadeenya cadawgii dafiyo daadufkii sirayey · Midna kama dabooline dirkaba wawga digay dhaaxe · Dabaalsiiyey hadal diiriyiyo sheekho duur xul ahe ·…

Yaa Kasbaday.

Abwaanka caanka ah ee Cabdullaahi Suldaan Tima-Cadde (Dhoodaan) wuxuu gabayga “Yaa Kasbaday” tiriyey horraantii 1978-kii. Abwaanku wuxuu aad uga xumaaday ka-bixitaankii gobolka Soomaali Galbeed markii ay ciidamadii Jamhuuriyadda Soomaaliya uga…

error: Halkan kaga boggo