Month:

Ogeysiis.

Abwaanku wuxuu gabaygan tiriyey sannadkii 1980-kii. Sababtiisu waxay ahayd: Raadiyihii Harrar ka bixi jiray ayaa sannadkaas lagu daray qayb cusub oo Af-Soomaali ku baxda, taasoo hoos timaadday maamulkii gobolkii la…

Qalbi Karbaash.

Abwaankii buxuur ihi markuu, gabayga baandheeyo · Bidili weeye bayduu ka tagay, ood bedeletaaye · Rag horaa bisleeyeye intuu, gun iyo baar sheegay · Markhaatiga bakhayl yaanan noqon, uga ba’aayaaye…

Qodob.

Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Shaamareer.

· Shilka dhacay shaqaaqada dhulkiyo, shaarubkiyo boobka · Waabeeyo shiilka u bartiyo, shuushka hadhi waayey · Ragbaa shaash libaax leh iska dhiga, waana shurunshuure · Shaxshaxdu waa bilaash iyo, tab…

Toosoo Kacaay.

Gabayga qaybaa dhiman intaas ayaan helnay. Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

error: Halkan kaga boggo