Month:

Nin Da’oobey.

Nin da’oobey hadalkiisu waa doogsin oo kale’E,wuxuu daabacaa wararka aan lagu danbaabayneDaandaansi baa lay filiyo dunada ceebayseDabadeedse la ogaa inaan daacad sheeg ahayeDadkii hore rag oddayaalaba dooda hayn jiraye Walee…

Akhriska Cudoon.

Akhriska Cudoon “Qormo xiiso leh” Hordhac Akhrisku waa mid ka mid ah hilinnada aqoonta looga arooro.Waa quudka maskaxda. Waa dhex mushaaxa caqliyada dadka, waana nolol kale oo dheeraad ah. Bulshooyinka…

Bes uun iga dheh.

Deyl Yogol ayaa tiriyey gabay aan hadda ka hayno tixahan hoose ee kooban. Gabaygani wuxuu ka mid ahaa gabayo badan oo laga tiriyey Dagaalkii Dhurwaale ee Isaaq ku jabay. Deyl…

Samir.

Waa qoraal taariikhi ah oo aad u xiiso badan, gaar ahaan sida Soomaalidii hore ay u fasiirayeen tiknooloojiyadda cusub ee ay la kulmeen! Waxaan kuu habeeyay qoraalka si naxwe ahaan…

Kaa waayay.

Haweenay u dhaxday Maxamuud, oo uu xilliga uu gabayga tirinayo dhaliilsanaa, in kastoo ay ubad badan u dhashay, ayuu gabaygan u tiriyey. Intaasaan ka helnay Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta…

Naagyahay.

Xilligii abwaanku noolaa, dhaqanka Soomaalidu wuxuu ahaa in raggu uu usoo gado dumarka mariinka iyo arad-baxa labadaba. Maxamuud ayaa haweenay u dhaxday usoo gaday ganbo. Kolkaas ayay haweenaydii jeclaysan wayday…

error: Halkan kaga boggo