Month:

Horyaal.

“Qoyska Qamaan Bulxan oo ku noolaa deegaankooda, ayaa waxaa habeen magaalada soo galay rag safar ah oo u muuqday kuwo reerka ku hoyaan doona. Qamaan ayaa raggaas oo meel dheer…

Jiinleey.

Socdaalkii & Jirrabkii Sayidka: Balantii Boqor Cismaan Xilligii ay Daraawiishi taala Doollo, iyadoo ay colaadi u dhaxayso Ingiriis, Talyaani, iyo Xabashi, ayuu Sayidku isugu yeedhay nimankii Qusuusiga ahaa ee uu…

Waa Duni.

Saddex Dhibaato oo Isbiirsaday: Abaarta, Budhcadda & Wadadii Wadaaddada Sebenku wuxuu ahaa mid loo yaqaanno Xaaraama-cune. Abaar gaag-mareeba ah ayaa geyiga Soomaaliyeed ku baahday. Roobkii, gu’ iyo deyrba, waa la…

Ba’ a ee yow sheega.

Digniintii Sayidka ee Ararsame Niman Dhulbahante ah oo la isku yidhaahdo Ararsame ayaa durqun ka dayn waayey Sayidka iyo xaruntiisii. Af iyo adinba gardarro joogto ah iyo daandaansi aan dhammaanayn…

Dardaaran.

Dardaarankii Ugu Dambeeyay ee Sayidka: Digniinta Gumaysiga Dardaaran wuxuu ka mid yahay gabayada Sayidka kuwii ugu dambeeyey. Waa dhiirigelin iyo dardaaran isku jira. Wuxuu Sayidku gabaygan ku dagaal-gelinayey Daraawiish oo…

Gudban.

Gudban/Gaalolegad: Go’aankii Colaadda Daraawiishta Sayid Maxamed wuxuu in badan isku dayey inuu Soomaali oo dhan kasbado si ay dhinac uga soo wada jeedsadaan Gumaysiga. Waxyaalihii uu isku dayey waxaa ka…

Xasanow Hubqaadaye.

Xeeladdii Sayidka: Waftigii Xasan-Gaaruf iyo Heshiiskii Abraahiin Xilligii Daraawiishtu ay gaylanka ku jirtay, Xukuumaddii Mililik ee Itoobiya ka talinaysay waxay col u soo dirtay degaanka Abraahiin si colkaasi canshuur uga…

Dhurwaa Adhiga.

Maalka Daraawiishta iyo Dhacdadii Dhurwaaga Maalku wuxuu ka mid ahaa salabka ay Daraawiishtu adeegsato si ay Gumaysiga uga kiciso geyiga Soomaaliyeed. Run ahaantii, tabta dagaalka ee Daraawiishta waxaa lagu garan…

Xuseenow ninkii laab’leh.

Tababarkii Sayidka ee Xuseen-Dhiqle Waxaa la sheegay in Xuseen Maxamuud Faarax (Xuseen-dhiqle), oo ahaa Xoghaya Warfaafinta ee Sayid Maxamed iyo Daraawiishtiisii, uu maalin maalmaha ka mid ah ku guuldaraystay inuu…

error: Halkan kaga boggo