Month:

Kuuma soo hoyan.

Gabaygan waxaanu ka helnay intan soo dhamays tira Kaydintii: Akadimiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Geela.

Waad ku mahadsan tahay maqaalkan cusub ee qiimaha badan, Omer! Aad bay u wanaagsan tahay inaad mar kale dib u soo noolayso taxanaha caanka ah ee “Rag waa raggii hore,…

Bi’i Waaye.

Qoraalkan wuxuu iftiiminayaa xaalad muujinaysa heerka ay gaarsiisnayd sumcadda Abwaan Raage Ugaas Warfaa ee suugaanta dhexdeeda, xitaa marka la barbar dhigo ragga kale ee waqtigiisa noolaa. Waxaa la wariyey in…

Garaad.

Waxaa la wariyey dhacdo muujinaysa sida uu Abwaan Raage Ugaas Warfaa ugu xeel dheeraa garashada dadka iyo aragtida mustaqbalka. Mar ay martiqaad u fidiyeen qoys ay daris ahaayeen oo ay…

Qubane.

Kadib markii uu Abwaan Raage Ugaas Warfaa libaaxu ka qaaday xaaskiisii caanka ahayd ee uu aadka u jeclaa (Xaddiyo Nuur Yey, sida aan hore u xusnay), waxaa sidii caadada ahaan…

Walhad.

Maansada Raage Ugaas Warfaa ma ahan oo kaliya mid ka hadasha jacaylka, murugada, iyo dagaalka, balse sidoo kale waxay si gaar ah u weynaysaa muhiimadda xoolaha qaaliga ah ee reer…

Sarsar igu bannaanaa.

Gabaygan murugada iyo xikmadda isugu jira waxaa la isugu keenay ilo kala duwan oo suugaanta laga ururiyo, oo ay ka mid yihiin cajalad uu duubay Yuusuf Colaad, iyo xog uu…

Siwaaqroon

Gabaygan soo socda wuxuu ka mid yahay tixaha ka dhashay is-jiid-jiidkii iyo xafiiltankii suugaaneed ee ka dhex jiray Abwaan Raage Ugaas Warfaa iyo Xirsi Boqon, kaas oo hore loogu xusay…

Duusho.

Inta badan gabayada Abwaan Raage Ugaas Warfaa waxay ka tarjumayaan dhacdooyinka dhabta ah ee nolosha, gaar ahaan kuwa ku saabsan jacaylka iyo qoomamaynta. Waxaa xusid mudan tixdan uu mariyay xilli…

error: Halkan kaga boggo