Wax-Akhris: Furaha Guusha.
Alle weyne waxa uu yidhi “ Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray (khalqiga) (1), Dadkana ka abuuray calaq (2), akhri Eebbena waa kan sharafta lehe (3), ee dadka…
Alle weyne waxa uu yidhi “ Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray (khalqiga) (1), Dadkana ka abuuray calaq (2), akhri Eebbena waa kan sharafta lehe (3), ee dadka…
Kani waa suugaan googoos ah oo ku saabsan Saahid Qamaan Cali, oo ahaa inan-la-yaal u ahaa Feetin Maxamuud Shirwac. Reerka Feetin ayaa la sheegay inay saluugsanaayeen gabadha lagu daray (oo…
Cali Faarax Dalal (oo loo yaqaanay Cali Baqalyo) oo ka soo jeeday Ogaadeen, ahaa abwaankii weynaa ee Saahid Qamaan uu isu oday-xigeenka ahaayeen, ayaa waxaa la sheegay in beri reerahoodii…
Gabaygii uu mariyay Dubbad Hiiraad iyo kii uu tiriyay Faarax Nadiif ee furay Silsiladdii Guba, waxaa xigay, oo geedkii ugaasku fadhiyey soo joogsaday Saahid Qamaan Cali, isagoo hor kacaya fardooleey…
Riwaayadaha tirada badan ee uu alifay abwaanka caan ka ah ee Maxamuud Cabdullahi Ciise (Singub) intii uu ku noolaa dalka Soomaaliya iyo intii uu dibadaha joogayba waxaa ka mid ah:…
Kaydintii: Akademiyadda Afka iyo Suugaanta ee Murti Qalinkii & Tafatirkii: Mr: Cumar Ismaaciil Digeed

Raggii hore ee Soomaalidu waxay ahaayeen kuwo aad iyo aad u fahmo badan, oo danahooda ku gaadha sarbeeb iyo hadal huwan oo aan isku-xagxagasho lahayn. Waxaa la wariyey in Weerar…