Xasillooniyarida Af-Soomaaliga.
Afna ma taabbagalo haddii aanu xasilin. Xasillooniyaridani waa dhibaatada ugu weyn ee hadda Af-soomaaliga haysata. Dad badan oo qoriddiisa xiiseeyana waa arrin walaac ku haysa. Waxaan haddaba qoraalkan wax yar…
Afna ma taabbagalo haddii aanu xasilin. Xasillooniyaridani waa dhibaatada ugu weyn ee hadda Af-soomaaliga haysata. Dad badan oo qoriddiisa xiiseeyana waa arrin walaac ku haysa. Waxaan haddaba qoraalkan wax yar…
dihii Taariikhiga ahaa ee Soomaaliya xiliyo kala duwan soo maamulay Soomaaliya waxay leedahay taariikh dheer oo qani ah oo ay ku xardhan yihiin boqortooyooyin iyo saldanado taariikhi ah kuwaas oo…
“Internet-ka waxaad beryahaan ku arkeysaa qoraalo, faallooyin iyo warar ay adag tahay in la fahmo, sababtoo ah waxaa khaldan qaabka, naxwaha iyo higgaadda lagu qoray, taas oo mar-mar aad ka…
Waa maxay suugaan? Af-Soomaaliga ‘suugaan’ waxaa loo bixiyey waxa afka Ingiriiska loo yaqaan ‘literature’ afka Carabigana ‘adab’. Hormuudka qaamuusyada Af Ingiriisiga, sida kuwa Oxford iyo Cambridge, ‘literature’ marka la soo…
Gogol dhig Akhrisku iyo qoraalku waa laba xirfadood oo muhiim ah oo qeyb ka ah horumarka shakhsiyadeed, aqooneed, iyo bulshada. Akhriska waxa uu bixiyaa fursad lagu kobcin karo garashada, aqoonta,…
Cadradyahay adaan kaa calmaday, curub dhamaanteede. Caways iyo adaan kaaga go’ay, bilisba caynkeede. Cizo iyo waxaan kuu hayaa, caashaq aan gudhine. Adaan kuu culaa maanka iyo, Laabtan kuu cugane. Qalbigaad…
Cumaroow adaa iga mudnaa-maamintii gabaye, Adigaan muftaaxiyo xidhaha-kugu majeertaaye, Hayeeshee midhkaad beer i tidhi-way isu mirayaaye, Macaankiisa khaafiyada oo-loo miyirin’naayo Milgihiisu waa xulashadoon-kaa mugdi ahaane Midnimada intii loo tirshaa-ugu mugwaynaane…
Nin la yidhaahdo Ducaale Cali Fagaase oo Reer Hagar, Hagar Aadan, Aadan Axmed, (Ararsame) Dhulbahante, ah ayaa Sayid Maxamed iyo Daraawiish gabay digasho ah usoo diray gabaygaas oo uu lee…
Abwaan Ducaale Dheere wuxuu ahaa gabayaa ay maansadda isku hujuumi jireen Salaan Carabey. Gabayo badan oo is daba socda ooy isu tiriyeen ayaa jiray, midkan aan dhawrka beyd een wada…
Gabaygii:Tahliishii Janno Gabaygan waxaa tiriyay Adan Gurey Maxamed Cabdille, waxuu gabaygu ka hadlaa markii Ay Adan da’ i ka dabo timid ayuu mariyay gabaygan Waxuu Yidhi:- Todobaatan iyo toban miyaan…