Dal galbaday.
Gabayga:Dal galbaday Tixdaan DAL GABLAMAY waxaa tiriyey Cumar Cabdinuur Nuux (Nabaddoon) markay taariikhdu ahayd 12/11/2003. Wuxuu abwaanku isagoo ka dabqaadanaya tixdii DUGSI MA LE QABYAALADI ee Alle ha u naxariistee…
Gabayga:Dal galbaday Tixdaan DAL GABLAMAY waxaa tiriyey Cumar Cabdinuur Nuux (Nabaddoon) markay taariikhdu ahayd 12/11/2003. Wuxuu abwaanku isagoo ka dabqaadanaya tixdii DUGSI MA LE QABYAALADI ee Alle ha u naxariistee…
Gabayga:SarsarGabaygan wuxuu abwaanku ka tiriyey geeridii walaalkii Ugaas Xuseen. Isaga oo Qoraxeey jooga oo reer uu gabadh ka qabay ina la yaal u ah, ayuu cuntadii diiday oo uu mar…
Gabayga:Alleyl DumayAyey gabadhi u doonanayd, gabadhaasoo qurux Illaahay ku manaystay. Raage gabadhu way madax qaaday, oo aad buu u jeclaa. Waxaa gabadhii loo meheriyay Faarax Wiil-waal. Warkii markuu Raage soo…
Gabayga:Hami Gabaygan Hami la yidhaahdo, wuxuu abwaanku ku fasilayaa riyo uu habeen ku riyooday waa sida gabaygu u dhacayee Haddii aad hayso qisadan oo dhan noo soo gudbi fadlan. waxuu…
Gabayga:Dunida Xilligii Reer Warfaa (Ogaadeen) iyo Maalin Guur (Ogaadeen) uu ka dhex socday dagaalkii xagga gabayada ahaa, ayaa waxaa la wariyey in nin Maalin Guur ah oo silsilada ku jirayi…
Gabayga:Samir Dagaalkii 2aad ee adduunka markii uu socday ee ay quwadaha shisheeye ku hardamayeen Geeska Afrika ayaa waxaa indhaha Soomaalidii reer guuraga ahayd ku badatay diyaarado samadaa lalaya Inkastoo Daraawiishtii…
Gabayga:Indho-badane Gabaygan isna waa damaashaad iyo rayraynta ah ee ka mid ahaa gabaygii uu Maxamuud Cali-beenaley oo Ogaadeen (reer Isaaq) oo goortii uu ciidan badan oo reer Isaaq ah abaabulay…
Gabayga:Ammaan-geelGabaygan Cali Afyare waxuu ka hadlayaa dhaqanka soomalida iyo jeclaanta geela uu u qabo waxuu yidhi:- Gu’ sallaamay sagal jiidan iyo, samada oo nuurtaySaxansaxada roobkiyo cirkoo, dirirku saameeyey,Saraarta iyo dooxooyinkiyo,…
Gabayga:Mashiiqsi Gabaygan wuxuu ka mid ahaa silsiladii Hurgumo wuxuuna abwaanku tiriyey 1979 isagoo xilligaa joogay magaalada Muqdisho. Wuxuu ugu jawaabayey Khaliif Sheekh Maxamuud oo ahaa ninkii bilaabay silsilada. Wuxuu yidhi…
Gabayga:Mashaqo weyn Gabaygan waxuu ka mid yahay Gubaabadii isdaba jooga ahayd . ee uu Abwanku ka mariyey dilkii xaajiga, guubaabadiisi waxay sababtay in maaxdii reer Sahal waraabaha loo loogay. Maxamed…