Month:

Ramadaan.

Gabaygii: Ramadaan Raadraaca maansada ma tiring, Mana risaalayneMa raacdaynin maansooyinkan, Raacigood ahayeRaadkeeda wa taan ka hadhay, kumana raad jooginRafaadna iguma ay ahee, Raalibaan ahayeAan rakibo maantoo kalay, Raasamaal tahayeAfartaa rogaal…

Lis Geel.

Gabayga: Lis Geel Gabyaagani waxa uu ka soo jeedaa degmada Buuhoodle ee gobolka cayn wuxuuna ka mid ahaa abwaanadii noolaa qarnigii 20aad horaantiisii ,wuxuu joogay kacaankii daraawiishta laakiin kama mid…

Baaskiil.

Maansadii:Baaskiil Qaran jabkii Soomaaliya ka dib iyo kala qaxii ummadda Soomaalidu qurbaha tagtay ayaa mar walba waxaa imaanayey oo isi soo tarayey dhibaatooyin xagga dhaqanka ku aadan iyo weliba Af-ka…

Qadaf.

Maanadii:Qadaf QOYS-DUMEY IYO QABUURAHA BAR-BAARTA. Cabdillaahi Bootaan Xasan (Kur-Weyne), waa Hal-Abuure, leh suugaan aad u qaro weyn. Halkan waxaan ku qeexaynaa, maanso dheer oo mageceeda la yidhaahdo QOYS Dumey. Maansadani…

Idabaaldaggay.

Gabay Reer Diini/Idabaaldaggay Gabaygan Ayax Dhawre waxuu marshay markii uu ka soo guuray Mudug oo Caabudwaaq iyo caro mareexaan u guuray. markaas baa rag u yimaadeen reer Bookh ah oo…

Quudhsi diid.

Gabaygan Ayax maxamed dhawre waxuu marshay mar wiil u dhalay sac lug ka jabshay dabadeedna qolyo cumar maxamuud reer Khalaf mag u qabsadeen Sacii,reerku qasheen maadaama sacu aanu socon karin,…

Askartii Ingiriiska.

Gabaygan waxuu marshay Abwaan Guuleed jucufo mid iidoor ah Askartii Ingiriiska ka mid ahaa lana odhan jiray cabdi Dhakhtar ayaa yidhi waan ku gabyi Isagoo la hadlaya Guuleed jucufo Kolkii…

Hawo been ah.

Gabaygii: Hawo been ah Hawada been ah Nuur Faaraxow hadaf OgaaddeeneDoqontaan xigaalkeed hagayn waa hawirantaayeHabi laawe maantana ka bayr hilinkii toosnaayeWaa kaas hillaacii u baxay hoday Majeerteene Harti waa lunshaa…

Amaanta  gabadhuu Jeclaa.

Gabaygii:Amaanta gabadhuu Jeclaa Warisay haween lama sinnide heer saraad tahayeHablaha dunida joogee nafluhu u hindisoonaayoEe guurka loo haybsan baad ugu horraysaaye Harar iyo Hawaash iyo galbeed tan iyo HaadaamoHaaraha Wajeer…

error: Halkan kaga boggo