Gobtii.
Gabay: Gobtii Gabaygan waxaa tiriyey Abwaanka Doolo ka caan ka ah ee cabdi saahid gabaygan oo taabanaya meelo badan Waxuu yidhi:- Gobta silicday shacabkii la siray sahankii beenoobaySeerahan Salxaan sii…
Gabay: Gobtii Gabaygan waxaa tiriyey Abwaanka Doolo ka caan ka ah ee cabdi saahid gabaygan oo taabanaya meelo badan Waxuu yidhi:- Gobta silicday shacabkii la siray sahankii beenoobaySeerahan Salxaan sii…
Gabay:Labo Guu Gabay waxaa tiriyey Cabdi saahid Isagoo meelo badan taabanaya waxuu yidhi:- Odaygii gablamay iyo duqii, geela badan haystayEe gaano oomiyo horwayn, ceelka soo galiyeyGaankii Garlow Gube markii, Gooha…
Gabaygii:Turki Baan u Shoolaye Cidkale Shuufay Hadalkooda Gabaygan Waxaa Tirshay Abwaan Saciid Qamax mudo hada laga joogo 170 sano ka hor inta lagu qiyaasayo gabaygan waxaad tuducda ugu danbaysa ka…
Gabaygii: Dekedaha berbera Gabaygani waaa Amaan reer Caligeri uu ku amaanayo Samatar baxnaan waxuu ka sheekaynayaa taariikhdii ay ka soo galeen halgankii dheeraa ee gaalada iyo waxii la socday ay…
Gabaygii: Samaan Geel gabygan wuxuu tilmaamayaa dhibta faraha badan ee laga soo maro dhaqiddageela. Wuxuu yidhi: Sool iyo kulaylkaan marshaa sabo ciriiryooneHalka doogga lagu saa’ilaan ugu saqaafaayeSodon bay u hoyataa…
Gabaygii: Daraawiishta Dekedaha berbera Samater Baxnaan Gabaygani waaa Amaan reer Caligeri uu ku amaanayo Samatar baxnaan waxuu ka sheekaynayaa taariikhdii ay ka soo galeen halgankii dheeraa ee gaalada iyo waxii…
Gabaygii: Dhamac la leefsii Gabaygan Abwaanku waxuu tiriyey mar ciidan ingiriis soo abaabulay wax la laayey iyo wax kala firdhaday laga dhigay , maalintaas raga meesha waraabaha loo loogay waxaa…
Gabaygii:Xoon Gabaygan waxaa uu ka mid ahaa gabayadii guba, waxaa Samatar Baxnaan ku jiray ragii silsilada guba ka qayb qaatay, waxaana ahaa raga mudnaanta weyn la siiyo, marka laga hadlayo…
Gabaygii: Deyrtu Samatar baxnaan oo reer Hagar ahaa ayaa, ujawaabay Yowle. Wuxuuna u sheegayaa in isaga aan gabayga Yowle ee uu ugu hiilinayo Habarjeclada oon gabyaa lahayn macno badan u…
Abwaan Muxamed Haykal Muxumed Cabdi— Maanso “Ab-waanshe Iyo Wabiin Wadaad-diide” Maansadan la magac baxday “Doodii Ab-Waanshe Iyo Wadaad-Diide”, waxaa tiriyey Abwaan Muxamed Haykal Muxumed Cabdi tirsiga hilaadda miilaadigu markay ahayd…