Hanaan.
Gabaygii: Hanaan Geelaan hagaajinayay ee aan wada hore u qaadsiiyayEe aan hareeraha kamaray hawdna ka ilaashayEe aan hubsanayay ee tirada heel is kugu keenay Hurdo maan aqoon oo anigu waan…
Gabaygii: Hanaan Geelaan hagaajinayay ee aan wada hore u qaadsiiyayEe aan hareeraha kamaray hawdna ka ilaashayEe aan hubsanayay ee tirada heel is kugu keenay Hurdo maan aqoon oo anigu waan…
Gabay:Guda Ammuurtayda Gabayagan waxaa tiriyey Qamaan, waxuuna u diray reer sheekh cabdille oo u sii dhiibay Aw cumar isagoo maqlay in Afadiisi Barni sheekh cabdille laga furayo oo nin kale…
Gabay: Xaajadaa Markii uu Qamaan Bulxan go’aanka ku gaadhay inuu duulaan afkiisa laga habaabay ku kiciyo nimankii afadiisii, Barni Sheekh Cabdille, dhacay uuna u hub uruursanayey in marka roobku da’o…
Gabay:Guda Tashi Gabayagan waxaa tiriyey Qamaan, waxuuna u diray reer sheekh cabdille oo u sii dhiibay Aw cumar isagoo maqlay in Afadiisi Barni sheekh cabdille laga furayo oo nin kale…
Gabay: Geddistaye Allaha u naxariistee gabaygan waxaa Tiriyey Qamaan Bulxan, markii maxamed Fiin gabayga tiriyey baa Qamaan ka cadhooday. oo gabaygiisii Ogaadeenka ku maagay isagoo Qamaan iska ilaaliyey inuuku leexdo…
Gabay: Dabuub Allaha u naxariistee gabaygan waxaa Tiriyey Qamaan Bulxan, markiiba Cali-Dhuux gabaygiisii ayaa carrada ku fiday. Waxaa soo jawaabay Qamaan Bulxan oo ahaa nin ay cali dhuux is hadal…
Gabay:Masaare Masaare abwaanku wuxuu ka tiriyey dagaal dhexmaray Habar Yoonis iyo Abraahiin. Loolan soo jireen ah ayaa labadan qoys ka dhaxeeyey hase yeeshe sababta gabaygani waxay ahayd dagaal ay Habar…
Gabaygii: Ardo Abwaan Cabi Saahid oo hada gabay qiimo leh ka tiriyey Nolosha iyo waayaha Aduunka is badalaya iyo sida marba xaajiyin cusuu soo baxayaan waxuu yidhi. Ustaad Maxamed iyo…
Gabay: Muusanoow Waa gabaygii Muusanoow ee Cabdi saahid isagoo markaa la hadlaya reer tolkiis ayuu gabay u bidhaamiyey Abwaanku waxuu yidhi:- Ogaadeen macaankiyo intii, dhiigii laga miirtayMa dhawayn mas’uulkiyo intay,…
Gabay:XabaaloGabaygan Abwaanku waxuu tiriyey 1981 isagoo abwaanku meelo badan taabanaya xikmad dheeri ahna ku jirto Waxuu yidhi:- Haddii xaasid kula soo dago iyo, xeel ninkaa badiyaXuduud lagu heshiiyiyo haddad, xeer…