Month:

Wacdi.

Gabayga: wacdi Gabaygan waxa weeye wacdi iyo Alle xasuusin . Maxamedna jacaylka uu diinta u qabo halkan ku muujinya Waxuu yidhi:- Nimanyahow adoomaha badhkood, male aqoon wayneKolba waxay arkaayaana waa,…

Ruunkii.

Gabayga:Ruunkii Maxamed Cumar iyo nin ay ilma adeer ahaayeen oo la oran jiray Xirsi Maxamed . is ku qabteen in cidda loo raro xaggaa iyo Hara Digeed iyo in halkeeda…

Ingiriiska Qaabxume.

Gabayga:Ingiriiska Qaabxume Maxamed Cumar gabaygan waxuu ku tilmaamayaa sida ingiriiska aduunka loogu galay iyo . jababki soo gaadhay isagaa markaa dhibaato ku hayey dalkeena hada Abwaankua ad buu ula dhacay…

Nabsi gabay.

Gabayga: Nabsi gabay Waxaa isaguna soo galay isku-xirantii Maxamed Cuma Ogaadeen ahaa….waxaa. la sheegay in Maxamed dhashay abbaaraha waagii Calidhuux bilaabay gabayada Guba ama markaa uu gaban yar ahaa.Maxamed waxaa…

Gataatac.

Gabayga:Gataatac Gabaygan Abwaanku waxuu tiriyey mar Abaar xun dhacday oo la doogsaday . Ayaa dhalinyaradii markii dhulkii nimco noqdey dhaanto tunteen iyagoo ilaaway Jiilaalkii soo marayWuxuu aad ula yaabay dhalin…

Col iyo cayntaaris.

Gabayga: Col iyo cayntaaris Gabaygan waxuu faalo dheer ka bixinyaa dhibaatda dagaalkii aduunka keenay. Runtii wana gabay Illah bari ah aad na qiimo wanaagsan miisaan iyo murtina dhex fadhido!” Runtiina…

Suuro Gooni.

Gabayga:Suuro Gooni Gabaygan Runtii nimanka taariikhda wariya noo may sheegin sababta uu abwaanku u mariyey. Laakin waxaa ad uga muuqata murti, haddal miisan leh iyo cilmi aad u qoto dheer…

Haldhaa Kacay.

Gabayga: Haldhaa Kacay Allaha unaxariistee Gabaygan waxaa tiriyey Maxamed cumar dage. Isagoo ku dhiirigalinya in loo aaro Xaaji Cumar, waxaana jiray Abwaanku in uu gabay kan ka horeeya uu mariyey…

error: Halkan kaga boggo