Month:

Hilib Ugaadh.

Maansada: Hilib Ugaadh Hurroow hurinta maansada.Hal abuurka gabaygiyoHindisaha dhamaantii.Hobolada hadeerkacayAdigaa horseed u ah.Horyaal caan ah baad tahay.Ana halabsan maayeeWaan kuu hibeeyooHawsawjar baadtahay. Hayeeshee hal celiskiyoHalkaan maalintaa raboHagac baan kasiiyaa.Hadal wada…

Sow Wax Ba’an Maaha.

Gabayga: Sow Wax Ba’an Maaha **Birgaydh janan ah baalaha casaan buuxshay darajooyin**Baarliin dagaalkii nin galay biladna sooqaatay**Boodhigaadh midaan biid lahayn alifle biibaaye**Inuu baab dagaal uga waramo saw wax ba an…

Baaray Tumisteed.

Gabayga: Baaray Tumisteed **Ba’da gabayga bandhigaa fankiyo baaray tumisteeda**Bulo iyo ciyaar loobaxiyo baalo jaristeeda**Batar boodo laga dheelayoo lagu belwaynaayo**Baabkaa inaan joojiyaan beerka kuhayaaye**Bedelkeeda waxaan doonayaa barasho diimeede**Boqorkoon xusaabaan jeclahay baarina…

Yaa Subax.

Gabayga: Yaa Subax ★Sunta halista saaqeedu gaadh, Seedohoo idile ★Sanbabada calooshiyo intaa, Saabley lagu daahay ★Ee saliim subxaan uu ka dhigay. Saxarna loo diiday ★Sakaarkii kolay tahay haday, Sii susumaysaaye…

Taba bare.

Gabayga: Taba bare. ¤Ta’da maanso taabo qaadka gabay tuducyo miisaaman¤Tanbareeri uma taabto oo waan tix geliyaaye¤Toobiyaha markuu haysto baan toos umariyaaye¤Tafsiir baan ka bixiyaa halkaan toos u weeraro e¤Tabnigii ismaaciil…

Sow maaha.

Gabayga: Sow Maaha –Deelqaaf ninki ku hadlayee, dawga garan waaya–Ee diiday marankii samaa, saw dagal maaha ?–Dayn uu qoflee yahay ninkii, sii daldalanaaya–Ee hadan diiday bixintii, saw dagaal maaha ?–Daris…

Fooska Maansada.

Gabayga: Fooska Maansada Gabaygan la yiraaho Fooska Maansada oo curtay hilaadu markay ahayd 16th09-2014 ayaa waxaa tiriyey Abwaan farxaan Cumar Salwe. Arinta ka adeegtay inuu gabaygani ka yimaado rubadiyo laabta…

error: Halkan kaga boggo