Nin la maagay.
Caligeri (Dhulbahante) ayaa geel ka dhacay ragna ka laayey Reer Hagar (Dhulbahante.) Dagaalkii iyo ku didrirkii geela ayaa nin la odhan jiray Gaani Cali Ducaale oo Reer Hagar ah ay…
Caligeri (Dhulbahante) ayaa geel ka dhacay ragna ka laayey Reer Hagar (Dhulbahante.) Dagaalkii iyo ku didrirkii geela ayaa nin la odhan jiray Gaani Cali Ducaale oo Reer Hagar ah ay…
Doqonkii ogaadeen ahaa doolo laga qaadye. Alaahu akbar eedaanku waa kaa afkiyo beene Ashahaaday gaalkuba waase ehelu naarkiiye Uubo weysa waan kugu arkaa Agab salaadeede. Weyshaan u xiray reer Subeer…
Suugaanta Soomaalida dhexdeeda caanka ku ah waxaa ka mid ah Silsiladda Rayad, dadka qaarkiina Guba si khaldan ugu yeedho. Silsiladdaa waxaa billaabay Cali-dhuux Aadan Goroyo waxaana ka qaybqaatay rag tiradoodu…
Qudhmis iyo Qaroorweyne iyo, ilaha QaansooleQawdhaha kabaxay Tuur-Wareen, Qararo baasheedaQaadhaha Madheedhkii lahaa, quruxda Reenweyne Qoda Dhagaxley qooriga Haye iyo, tuban QalaalkeedaQotankii Yamayskiyo kobtaan, qadow ku beeraynayNimankii qusuusiga ahaa, Qoran madaajaane…
Hooyaale gabay waayadeer haabka kuma hayne In dhoweydba waataan ka hadhay himiladiisiiye Ma hawalinnin maansooyinkii igu habboonaaye Hoorri waliba goortuu tirshaan daayay hadalkiise Hayeeshee xaluun baan hurdada haatuf ii yimiye…
Markabey dalkii waxa banaan inaadan dooneyneDugsi-kululo Doombiraley iyo degalkii Reer-weyneDarroorrimada laantii lahayd layku dacareeyeDiqda qaayib awrtana la daaq deeq Allaad sugiye Docmiyo Toomihii duri ahaa lagu dugaagowyeDooxii Xidh-weyniyo kufraa degay…
1) Guuguulayahoow haddaad gu’ga u ooyeysid2) Haddaad mooddey keligaa in uu gubayo jiilaalku3) Ama aad gabooyaha ku madhan gama’ la diidayso4) Giddigood addoomaha waxaa gaadhey nabar weyne5) Abaar gaag ma…
Waa gabay uu abwaanku isku difaacay mar ay haweenay u qabsatay wax Alla wixii godob ahaa ee ay Daraawiish ka tirsanaysay. Waxay ku eedaysay inuu col galaa-bixiyey oo uu qoyskeeda…
Wuxuu yidhi: Dabkaad hurisay Cali Aadanow dogobbadaad oogtay Dambaaburada aad ololisiyo dirirta guusheeda Maandhow Daryarey noogu timid dacawigaagiiye Inkastoo dalkii kala fog yahay hadalku soo duulye Dabaylaha xagaagii dhiciyo dowlahaa…
Annagoo Taleex naal, jahaad taladi soo qaadnayToddobaatan boqol oo Darwiish, togatay neef doorkaSayidkeennu tii uu na yidhi, torog ku heensaynnay Wareegada waxay uga tawalin, yaan wax kaa tegineSibraar caana geel…